{"id":10814,"date":"2018-11-08T03:59:32","date_gmt":"2018-11-08T03:59:32","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=10814"},"modified":"2018-11-08T03:59:32","modified_gmt":"2018-11-08T03:59:32","slug":"ciidanka-amisom-oo-askari-ka-tirsan-jubaland-ku-dilay-kismaayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/ciidanka-amisom-oo-askari-ka-tirsan-jubaland-ku-dilay-kismaayo\/","title":{"rendered":"Ciidanka AMISOM oo askari ka tirsan Jubaland ku dilay Kismaayo."},"content":{"rendered":"<p>Ciidanka Kenya eek u jira Howlgalka AMISOM ayaa askari ka tirsanaa Ciidanka Maamulka Jubaland ku dilay Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada hoose.<\/p>\n<p>Askarigan oo ku sugnaa Xero Ciidan ayaa waxaa jiiray Gaari ka mid ah kuwa Ciidanka AMISOM eeKenya uu jiiray.<\/p>\n<p>Dadka degaanka ayaa sheegay in Ciidanka Kenya ee Askariga Gaariga jiirsiiyay ay si kas ah u yeeleen,laakiin\u00a0 Maamulka Jubaland ayaa beeniyay in ay arrintaas ku talagal ahayd.<\/p>\n<p>Mukhtaar Cabdi Maxamed \u00a0Oo ah Sarkaal u hadlay Maamulka Jubaland ayaa sheegay in Maamulka uu kala xisaabtamayo Ciidamada Kenya ee jooga Kismaayo.<\/p>\n<p>Shilalka ay dadka Soomaalida ah ku dilayaan Ciidamada AMISOM ayaa ku soo badanaya dalka iyada oo todobaadkan 4 qof ay Ciidanka Kenya ku dileen xaafadda Suuqa Xoolaha ee Magaalada Muqdisho.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidanka Kenya eek u jira Howlgalka AMISOM ayaa askari ka tirsanaa Ciidanka Maamulka Jubaland ku dilay Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada hoose. Askarigan oo ku sugnaa Xero Ciidan ayaa waxaa jiiray Gaari ka mid ah kuwa Ciidanka AMISOM eeKenya uu jiiray. Dadka degaanka ayaa sheegay in Ciidanka Kenya ee Askariga Gaariga jiirsiiyay ay si&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":10815,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,78,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10814"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10814"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10814\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/10815"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10814"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10814"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10814"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}