{"id":10805,"date":"2018-11-07T14:37:08","date_gmt":"2018-11-07T14:37:08","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=10805"},"modified":"2018-11-07T14:37:08","modified_gmt":"2018-11-07T14:37:08","slug":"shariif-xasan-oo-ku-dhawaaqay-inuu-iska-casilay-madaxtinimada-k-galbeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/shariif-xasan-oo-ku-dhawaaqay-inuu-iska-casilay-madaxtinimada-k-galbeed\/","title":{"rendered":"Shariif Xasan oo ku dhawaaqay inuu iska casilay madaxtinimada K\/galbeed"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynihii dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ku dhawaaqay in uu iska casilay xilka Madaxweynaha Maamulkaas.<\/p>\n<p>Shir jaraa&#8217;id oo uu ku qabtay Magaalada Baydhaba ayuu ka sheegay in sidoo kalena uu ka tanaasulay ka qeybgalka doorashada Madaxtinimada Maamulka Koofur Galbeed ee lagu wado in ay dhacdo 17ka Bishan.<\/p>\n<p>Warar kala duwan ayaa sheegaya halka uu ku dambeynayo Shariif Xasan, oo ah qof galaangal weyn ku leh siyaasadda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wararka qaar ayaa sheegaya in Shariif uu muddo ka nasanayo Siyaasadda islamarkaana degayo Magaalada Nairobi halka kuwo kale ay sheegayaan in uu u soo wareegayo Kursiga Golaha shacabka ee uu markii hore wiilkiisa uga kacay,haddana doonayo in uu ku soo laabto.<\/p>\n<p>Dowladda Federaalka ah ayaa waxaa uu khilaaf siyaasadeed kala dhaxeeyaa Dowlad Goboleedyada,waxaa ay dowladda dhexe la heshiisay Hirshabeelle,halka maamullada kale ay diideen.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynihii dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ku dhawaaqay in uu iska casilay xilka Madaxweynaha Maamulkaas. Shir jaraa&#8217;id oo uu ku qabtay Magaalada Baydhaba ayuu ka sheegay in sidoo kalena uu ka tanaasulay ka qeybgalka doorashada Madaxtinimada Maamulka Koofur Galbeed ee lagu wado in ay dhacdo 17ka Bishan. Warar kala duwan&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":10806,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10805"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10805"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10805\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/10806"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10805"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10805"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10805"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}