{"id":10791,"date":"2018-11-07T07:47:29","date_gmt":"2018-11-07T07:47:29","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=10791"},"modified":"2018-11-07T08:12:58","modified_gmt":"2018-11-07T08:12:58","slug":"taariikh-nololeedka-ilhaan-cumar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/taariikh-nololeedka-ilhaan-cumar\/","title":{"rendered":"Taariikh Nololeedka Ilhaan Cumar"},"content":{"rendered":"<p>Ilhaan Nuur Cumar Maxamed; waa Gabadhii\u00a0 ugu horreysay ee Soomaali Mareykan ah xubinna ka noqota aqalka hoose ee Mareykanka.<\/p>\n<p>Ilhaan waxaa ay 4tii October sanadkii 1981dii ku dhalatay Magaalada Muqdisho,waxaana markii ay dalka ka dhaceen dagaallada sokeeye qoyskeeda u qaxeen Xerada Dhadhaab.<\/p>\n<p>Iyada oo 16 jir ah ayey u suuragashay in ay Mareykanka u guuraan qoyskeeda,Sanadkii 1995tii,waxaana ay degganaanshaha ka billaabeen\u00a0 Magaalada Arlington, ee Gobolka Virginia.<\/p>\n<p>Isla sanadkaas 1995tii ayey u wareegeen Minnesota, waxaa ay saddex bilood gudahood ku baratay Luuqadda Ingiriiska,waxaana ay kaddib ku biirtay Iskuulka Edison High School.<\/p>\n<p>Waxa ay \u00a0halkaas ka billowday taariikhda nolasheeda Mareykanka ee maanta mareysa in ay xubin ka noqoto aqalka Wakiillada Mareykanka.<\/p>\n<p>Waxaa ay ka qalin jebisay Jaamacadda m North Dakota State University,oo ay ka qaadatay shahaaddada 1aad ee Cilmiga Siyaasadda iyo Xiriirka Caalamiga ah.<\/p>\n<p>Shaqooyin kala duwan oo hoose ayey ka soo qabatay Magaalooyinka Minneapolis iyo Saint Paul,Ilhan \u00a02013kii waxaa ay madax ka noqotay Ololaha Kursiga Golaha degaanka Minneapolis \u00a0oo uu tartamayay Andrew Johnson, markii uu ku guuleystay,waxaa ay noqotay lataliyihiisa dhinaca siyaasadda,halkaas oo ay ka billowday geeddiga siyaasadeed ee Mareykanka.<\/p>\n<p>November 2016kii Ilhan waxaa ay ku guuleystay Kursiga Golaha degaanka ee Minnesota,waxaana ay xafiiska la wareegtay\u00a0 3dii January 2017,waxaa ay u tartantay Kursiga Gobolka Minnesota Golaha Wakiillada Mareykanka kaddib markii Nin Muslim ah oo Kursigaas ku fadhiyay iska casilay kuna guuleystay Kursiga Xeer ilaaliyaha Gobolkaas.<\/p>\n<p>Kursiga Aqalka Wakiillada Minnesota ee Mareykanka ee Xisbiga Dimuqraadiga ayey ku guuleysatay 6dii November 2018,waxaana ay sidaas ku noqotay Gabadhii ugu horreysay ee Soomaali Mareykan ah oo fariisata Aqalka hoose ee Mareykanka.<\/p>\n<p>Waxaa ay ka mid tahay Dadka uu necebyahay Trump ee ka soo hormuuqan doona Habeenka ay Golaha aqalka hoose isu imanayaan ee uu Madaxweynaha furayo,iyada oo arrintaas ka hadleysayna waxaa ay tiri: \u201cfarxad ayey nootahay,dad badan oo waxaa jira iigu codeeyay in aan Trump hor fariisto isaga oo 2016kii Gobolkeenna ka sheegay inaan nahay dad xun\u201d.<\/p>\n<p>Ilhaan Nuur Cumar; waxaa ay u \u00a0\u00a0dhaxday\u00a0 Axmed Xirsi oo ay isu dhaleen 3 Carruur ah,hadda waa 37 jir, xubin ka ah Kongreeska Mareykanka.<\/p>\n<p><strong>Waxaa Turjumay: Adam Ibrahin Farah (Showqi)<\/strong><\/p>\n<p><strong>Mustaqbal Radio.<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ilhaan Nuur Cumar Maxamed; waa Gabadhii\u00a0 ugu horreysay ee Soomaali Mareykan ah xubinna ka noqota aqalka hoose ee Mareykanka. Ilhaan waxaa ay 4tii October sanadkii 1981dii ku dhalatay Magaalada Muqdisho,waxaana markii ay dalka ka dhaceen dagaallada sokeeye qoyskeeda u qaxeen Xerada Dhadhaab. Iyada oo 16 jir ah ayey u suuragashay in ay Mareykanka u guuraan&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":10792,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10791"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10791"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10791\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/10792"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10791"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10791"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10791"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}