{"id":10790,"date":"2018-11-07T08:00:48","date_gmt":"2018-11-07T08:00:48","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=10790"},"modified":"2018-11-07T08:00:48","modified_gmt":"2018-11-07T08:00:48","slug":"hordhaca-juventus-vs-man-unitedsafafka-macquulka-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/hordhaca-juventus-vs-man-unitedsafafka-macquulka-ah\/","title":{"rendered":"HORDHACA: Juventus Vs Man United+Safafka Macquulka ah."},"content":{"rendered":"<p>Kulanka Todobaadkan ugu xiisaha badan Champions League-ga ayaa cwa ka dhicidoono garoonka kooxda Juventus waxaana kuso booqan doonta kooxda United.<\/p>\n<p>Juventus ayaa kulanka u soo galaysa sidii ay u gaari lahayd guusheedii 4-aad oo xiriir ah tartanka champions League si ay u xaqiiqsadaan u soo bixitaankooda wareega 16-ka.<\/p>\n<p>Man United ayaa dhanka kale doonaysa in ay ka aar gudato kooxda Juventus kuwaas oo 1-0 uga badiyay lugtii hore kulankii ka dhacay Old Trafford.<\/p>\n<p><strong>Kulanka: Juventus Vs Man United.<\/strong><\/p>\n<p><strong>Tartanka: Champions League.<\/strong><\/p>\n<p><strong>Wakhtiga: 11:00 Habeenimo.<\/strong><\/p>\n<p><strong>Garoonka: Allianz Stadium.<\/strong><\/p>\n<p><strong>XAQIIQOOYINKA KULANKA:<\/strong><\/p>\n<p>Kulankan ayaa ah kulankii 14-aad ee ay isaga hor yimaadaan United &amp; Juventus tartamada yurub, Juventus ayaa badisay 6 kulan, United ayaa badisay 5 kulan halka ay bar-baro galeen 2 kulan 13-kii kulan ee hore.<\/p>\n<p>Man United ayaa kaliya 6 jeer ayey laad ku laagtay goolka Juventus kulankii hore ee ka dhacay Old Trafford 2 todobaad ka hor waana markii 2-aad ee ay laadka ugu yar ku laagaan goolka kooxda ka soo hor jeeda iyaga oo marka kale tahay kulan ay la ciyaareen Shakhtar Donetsk bishii October 2013.<\/p>\n<p>Kulankii ugu dambeeyay ee uu Jose Mourinho kooxda Juventus kula ciyaaro garoonkeeda ayaa ahaa kulan uu hogaaminayay Inter Milan kana tirsanaa Serie A-da markaas oo ay Juventus ku badisay 2-1.<\/p>\n<p>Kooxda Juventus ayaa ah kooxda ugu badan ee guulo ka gaartay United marka ayna ku ciyaarayn garoonkeeda iyada oo ka gaaray 2 kulan lana mid ah kooxda Bayern Munich.<\/p>\n<p><strong>Safafka Macquulka ah:<\/strong><\/p>\n<p><strong>Juventus:<\/strong> Szczesny, De Sciglio, Bonucci, Benatia, Sando, Pjanic, Matuidi, Bentancur, Bernadeschi, Dybala, Ronaldo<\/p>\n<p><strong>Man United: <\/strong>De Gea, Dalot, Smalling, Bailly, Shaw, Matic, Pogba, Fred, Sanchez, Martial, Lukaku.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kulanka Todobaadkan ugu xiisaha badan Champions League-ga ayaa cwa ka dhicidoono garoonka kooxda Juventus waxaana kuso booqan doonta kooxda United. Juventus ayaa kulanka u soo galaysa sidii ay u gaari lahayd guusheedii 4-aad oo xiriir ah tartanka champions League si ay u xaqiiqsadaan u soo bixitaankooda wareega 16-ka. Man United ayaa dhanka kale doonaysa in&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":10796,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10790"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10790"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10790\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/10796"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10790"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10790"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10790"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}