{"id":107695,"date":"2026-02-28T08:12:16","date_gmt":"2026-02-28T08:12:16","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=107695"},"modified":"2026-02-28T08:12:16","modified_gmt":"2026-02-28T08:12:16","slug":"israaiil-maraykanka-oo-weerar-toos-ah-ku-qaaday-iiraan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/israaiil-maraykanka-oo-weerar-toos-ah-ku-qaaday-iiraan\/","title":{"rendered":"Israa\u2019iil &#038; Maraykanka oo weerar toos ah ku qaaday Iiraan"},"content":{"rendered":"<p>Israa\u2019iil iyo Maraykanka ayaa weerar toos ah ku qaaday Dalka Iiraan iyada oo saacadihii lasoo dhaafay ay socdeen hadallo adag oo muujinaya weerarkaan maadaama Tehran ay diiday shuruudihii ku adkaaday ee Donald Trump hordhigay.<\/p>\n<p>Waxaa lasoo wariyay in dhowr gantaal ay ku dhaceen Waqooyiga Magaalada Tehran, waxaa jira jawaabo ay bixinayso Iiraan iyada oo kahortagaysa in hawadeeda ay qabsadaan Diyaaradaha Isbahaysiga Maraykanka iyo Israa\u2019iil.<\/p>\n<p>Iiraan oo aan dab yar shidayn ayaa horay u sheegtay in ay jawaab culus ka bixin doonno weerarrada ay abaabulayaan Israa\u2019iil &amp; Maraykanka, waxaa lagu soo warramay in iska caabbin xooggan ay kala hortagtay duullaankaan socda.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump oo muuqaalkiisa u muuqda mid horay usii diyaarsanaa kahor weerarkana la duubay ayaa sheegay in ujeedkoodu uu yahay burburinta Warshadaha Hubka ee Dalka Iiraan.<\/p>\n<p>Isaga oo ka hadlay heshiiskii socon waayay waxa uu yiri <strong><em>\u201cMarar badan ayaan isku daynay inaan heshiis gaarno. Waan isku daynay\u201d<\/em><\/strong> waxa uu intaas ku sii daray <strong><em>\u201cWaxaan burburin doonnaa gantaalladooda, waxaana dhulka la simi doonnaa warshadahooda gantaallada. Si buuxda ayaa loo tirtiri doonaa\u201d<\/em><\/strong>.<\/p>\n<p>La soco wixii kasoo kordha<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Israa\u2019iil iyo Maraykanka ayaa weerar toos ah ku qaaday Dalka Iiraan iyada oo saacadihii lasoo dhaafay ay socdeen hadallo adag oo muujinaya weerarkaan maadaama Tehran ay diiday shuruudihii ku adkaaday ee Donald Trump hordhigay. Waxaa lasoo wariyay in dhowr gantaal ay ku dhaceen Waqooyiga Magaalada Tehran, waxaa jira jawaabo ay bixinayso Iiraan iyada oo kahortagaysa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":91013,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[83,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/107695"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=107695"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/107695\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":107696,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/107695\/revisions\/107696"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/91013"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=107695"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=107695"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=107695"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}