{"id":107681,"date":"2026-02-27T11:23:44","date_gmt":"2026-02-27T11:23:44","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=107681"},"modified":"2026-02-27T11:24:32","modified_gmt":"2026-02-27T11:24:32","slug":"xubnaha-mucaaradka-ah-ee-saluugsan-wax-ka-baddelka-dastuurka-oo-shir-uga-furmaya-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/xubnaha-mucaaradka-ah-ee-saluugsan-wax-ka-baddelka-dastuurka-oo-shir-uga-furmaya-muqdisho\/","title":{"rendered":"Xubnaha Mucaaradka ah ee saluugsan wax ka baddelka Dastuurka oo shir uga furmaya Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Xubnaha Mucaaradka ah ee saluugsan wax ka baddelka Dastuurka Dalka ayaa maanta Magaalada Muqdisho ku leh shir ay uga hadlayaan doodda ay ka qabaan dhammaystirka Dastuurka oo gabagabo u maraya Baarlamaanka 11aad ee JFS.<\/p>\n<p>Mucaaradkaan shiraya oo isugu jira madax xilal kala duwan dalka kasoo qabatay, kuwa hadda haya, Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Puntland iyo mas\u2019uuliyiin kale ayaa ka doodaya aragtidooda ku aaddan wax ka baddelka dastuurka Dalka.<\/p>\n<p>Khudbado ayay jeedin doonnaan si mas\u2019uul weliba oo madashaas ku sugan loo dhagaysto doodda uu ka qabo wax ka baddelka Dastuurka Kumeel-gaarka ah oo fadhiyada ugu horreeya ee Baarlamaanka lagu ansixin doonno.<\/p>\n<p>Guddiyada Madaxabannaan iyo kan Baarlamaanka u qaabilsan Arrimaha Dastuurka ayaa dhowaan soo dhammaystiray saddexda cutub ee ka harsan Dastuurka Kumeel-gaarka ah ee Dalka oo loo gudbiyay Baarlamaanka 11aad ee JFS.<\/p>\n<p>La soco wixii kasoo kordha<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xubnaha Mucaaradka ah ee saluugsan wax ka baddelka Dastuurka Dalka ayaa maanta Magaalada Muqdisho ku leh shir ay uga hadlayaan doodda ay ka qabaan dhammaystirka Dastuurka oo gabagabo u maraya Baarlamaanka 11aad ee JFS. Mucaaradkaan shiraya oo isugu jira madax xilal kala duwan dalka kasoo qabatay, kuwa hadda haya, Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Puntland iyo mas\u2019uuliyiin kale&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":100779,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/107681"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=107681"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/107681\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":107683,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/107681\/revisions\/107683"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/100779"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=107681"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=107681"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=107681"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}