{"id":10755,"date":"2018-11-07T05:02:59","date_gmt":"2018-11-07T05:02:59","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=10755"},"modified":"2018-11-07T05:02:59","modified_gmt":"2018-11-07T05:02:59","slug":"waddooyinka-muqdisho-oo-xiran","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/waddooyinka-muqdisho-oo-xiran\/","title":{"rendered":"Waddooyinka Muqdisho oo xiran"},"content":{"rendered":"<p>Inta badan Waddooyinka Magaalada Muqdisho ayaa maanta xiiran,waxaana xalay saqdii dhexe lagu soo daadiyay Ciidamo Boolis ah.<\/p>\n<p>Ciidamada ayaa Gaadiidka dadweynaha iyo kuwa gaarka loo leeyahayba ka celinaya waddooyinka muhiimka ah ee laamiyada.<\/p>\n<p>Dadka shaqa tagga ah ayaa lugtooda maalaya halka kuwo kalena ay xaafadaha la dhexmarayaan Gaadiidka dadweynaha oo si dhuumaaleysi ah ku shaqeynaya.<\/p>\n<p>Dadka Muqdisho ayaa saaka ku soo toosay Waddooyinka oo xiran iyo Ciidamada oo gaadiidka ka celinaya jidadka muhiimka ah ee Magaalada.<\/p>\n<p>Arrintan ayey dowladda Soomaaliya ku sababeeysay booqashada madax ka socoto Dowladda Turkiga oo maanta imanaya Magaalada Muqdisho.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Inta badan Waddooyinka Magaalada Muqdisho ayaa maanta xiiran,waxaana xalay saqdii dhexe lagu soo daadiyay Ciidamo Boolis ah. Ciidamada ayaa Gaadiidka dadweynaha iyo kuwa gaarka loo leeyahayba ka celinaya waddooyinka muhiimka ah ee laamiyada. Dadka shaqa tagga ah ayaa lugtooda maalaya halka kuwo kalena ay xaafadaha la dhexmarayaan Gaadiidka dadweynaha oo si dhuumaaleysi ah ku shaqeynaya&#8230;.<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":10756,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10755"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10755"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10755\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/10756"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10755"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10755"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10755"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}