{"id":107476,"date":"2026-02-21T13:54:09","date_gmt":"2026-02-21T13:54:09","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=107476"},"modified":"2026-02-21T13:54:09","modified_gmt":"2026-02-21T13:54:09","slug":"mucaaradka-oo-mar-kale-berri-tagaya-villa-somalia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/mucaaradka-oo-mar-kale-berri-tagaya-villa-somalia\/","title":{"rendered":"Mucaaradka oo mar kale berri tagaya Villa Somalia"},"content":{"rendered":"<p>Waxaa lagu wadaa in maalinta berrito ah ay xarunta Madaxtooyada Qaranka ee Villa Somalia mar kale dib uga bilowdaan wada-hadallada u dhexeeya Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo xubnaha midowga Mucaaradka, gaar ahaan Golaha Mustaqbalka.<\/p>\n<p>Labada dhinac ayaa la filayaa in ay kulamadooda diiradda ku saaraan arrimaha masiiriga ah oo ay ugu horreeyaan hannaanka Doorashooyinka Qaranka iyo dib-u-eegista Dastuurka dalka.<\/p>\n<p>Xubnaha Golaha Mustaqbalka ayaa la filayaa inay berri mar kale tagaan Villa Somalia iyagoo wada qodobo iyo talooyin ay isku soo fahmeen.<\/p>\n<p>Madaxtooyada Soomaaliya ayaa dhankeeda dadaal ugu jirta sidii loo qancin lahaa dhinacyada mucaaradka, si loo dardar-geliyo qorshayaasha dowladda ee la xiriira doorashooyinka qof iyo cod ah iyo dhameystirka Dastuurka.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq3-1.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/637367572_1380374804133655_7036289062553654288_n.jpg?_nc_cat=107&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=13d280&amp;_nc_ohc=RcPdz7jblMAQ7kNvwFKMx-b&amp;_nc_oc=Adl-UFYuQcszhFWAWHZ4yYNdN935huHh_Jf_Dr5AbmRcgELVjrY75VXx0HhgDWeQ5pY&amp;_nc_zt=23&amp;_nc_ht=scontent.fmgq3-1.fna&amp;_nc_gid=oTh2dJITKYjqglUc1JiWkg&amp;oh=00_AfsQWQEBNjRz53Z8OAkbk4f12xY9YwGu_y6wwKmqPeNCcw&amp;oe=699F777F\" alt=\"May be an image of dais\" \/><\/p>\n<p>Wada-hadalladan ayaa ku soo beegmaya xilli ay Bulshada Soomaaliyeed iyo Beesha Caalamka isha ku hayaan waxa ka soo bixi kara kulamada Dowladda Federaalka &amp; Xubnaha Mucaaradka.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa lagu wadaa in maalinta berrito ah ay xarunta Madaxtooyada Qaranka ee Villa Somalia mar kale dib uga bilowdaan wada-hadallada u dhexeeya Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo xubnaha midowga Mucaaradka, gaar ahaan Golaha Mustaqbalka. Labada dhinac ayaa la filayaa in ay kulamadooda diiradda ku saaraan arrimaha masiiriga ah oo ay ugu horreeyaan hannaanka Doorashooyinka Qaranka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":14,"featured_media":107478,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/107476"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/14"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=107476"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/107476\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":107479,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/107476\/revisions\/107479"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/107478"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=107476"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=107476"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=107476"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}