{"id":107090,"date":"2026-02-10T09:36:18","date_gmt":"2026-02-10T09:36:18","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=107090"},"modified":"2026-02-10T09:36:18","modified_gmt":"2026-02-10T09:36:18","slug":"dagaal-u-dhaxeeya-ciidamada-daraawiishta-dg-jubbaland-as-oo-ka-socda-jubada-hoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/dagaal-u-dhaxeeya-ciidamada-daraawiishta-dg-jubbaland-as-oo-ka-socda-jubada-hoose\/","title":{"rendered":"Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Daraawiishta DG Jubbaland &#038; AS oo ka socda Jubada Hoose"},"content":{"rendered":"<p>Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Daraawiishta Dowlad-Goboleedka Jubbaland iyo \u2018AS\u2019 ayaa ka socda duleedka Degmada Jamaame ee Koofurta Gobolka Jubada Hoose, dagaalkaan waxa uu yimid kaddib markii Ciidamada maamulkaas uu duullaan xooggan qaaday.<\/p>\n<p>Khasaara xooggan ayaa labada dhinac soo kala gaaray inkasta oo aan lahayn tiro sugan, waxaa la sheegay in ay socdaan duqaymo la sheegay in ay iska kaashanayaan Ciidamada Kumaandooska Danab iyo Maraykanka.<\/p>\n<p>Dowlad-Goboleedka Jubbaland ayaa maalmihii lasoo dhaafay diyaarinaysay Ciidamo duullaan ku qaada Saldhigyada \u2018AS\u2019 ee Gobolka Jubada hoose gaar ahaan Duleedka Degmada Jamaame halkaas oo muddooyinkii dambe ay ka abaabulayaan weerarro ka dhan ah saldhigyada ciidankas.<\/p>\n<p>La soco wixii kasoo kordha<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Daraawiishta Dowlad-Goboleedka Jubbaland iyo \u2018AS\u2019 ayaa ka socda duleedka Degmada Jamaame ee Koofurta Gobolka Jubada Hoose, dagaalkaan waxa uu yimid kaddib markii Ciidamada maamulkaas uu duullaan xooggan qaaday. Khasaara xooggan ayaa labada dhinac soo kala gaaray inkasta oo aan lahayn tiro sugan, waxaa la sheegay in ay socdaan duqaymo la sheegay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":107091,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,78],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/107090"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=107090"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/107090\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":107092,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/107090\/revisions\/107092"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/107091"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=107090"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=107090"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=107090"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}