{"id":107044,"date":"2026-02-08T14:10:34","date_gmt":"2026-02-08T14:10:34","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=107044"},"modified":"2026-02-08T14:14:45","modified_gmt":"2026-02-08T14:14:45","slug":"maxaa-ka-soo-baxay-wada-hadallada-soomaaliya-iyo-masar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/maxaa-ka-soo-baxay-wada-hadallada-soomaaliya-iyo-masar\/","title":{"rendered":"Maxaa ka soo baxay wada hadallada Soomaaliya iyo Masar?"},"content":{"rendered":"<p>War-saxaafadeed ayaa laga soo saarey kulan ay saacadihii la soo dhaafay ay magaalada Qaahira ku yeesheen Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Masar.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq3-1.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/630691860_1370640935107042_5457163444926852813_n.jpg?_nc_cat=110&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=833d8c&amp;_nc_ohc=A4OYXmHSIY0Q7kNvwHQ0ywf&amp;_nc_oc=Admuc_Efzd4_JKcrOjX2gbmT6XldKioMFFe0mOtSwgPEet6YUV3Rjle7StMckCgMUzE&amp;_nc_zt=23&amp;_nc_ht=scontent.fmgq3-1.fna&amp;_nc_gid=M1VJ_LB_vEoY4gzmZjTzgw&amp;oh=00_AfsquZsk2-gdTyTO4nWi5cvK83pwHVBQsm0-ThUmlAKxRA&amp;oe=698E809C\" alt=\"May be an image of dais and text\" width=\"1167\" height=\"778\" \/><\/p>\n<p>Kulanka ayaa looga hadlay iskaashiga dhinacyada amniga, horumarka iyo aragtida wadajirka ah ee ku aaddan xasilloonida iyo nabadda gobolka.<\/p>\n<p><strong>&#8220;Waxaan hoosta ka wada xarriiqnay in dhowrista madaxbannaanida iyo midnimada Soomaaliya. Tallaabooyinka sharci-darrada ah ee Israa\u2019iil qaaday ee ku aaddan aqoonsiga gobolka Waqooyi ee Soomaaliya ee Somaliland, waxay jebinayaan qawaaniinta dagsan ee caalamiga ah, Axdiyada Qaramada Midoobay iyo Midowga Afrika\u201d yiri MD Xasan Shiikh.<\/strong><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq3-1.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/630331581_1370640931773709_8102805731858591363_n.jpg?_nc_cat=110&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=833d8c&amp;_nc_ohc=42hAOVeH2yEQ7kNvwHeiP54&amp;_nc_oc=AdnfxdbYtcNB33h50riAe5vlKDb_EjYH0tsBsadsPtRJ0SJUzV822CF5_dyfMsP5IUs&amp;_nc_zt=23&amp;_nc_ht=scontent.fmgq3-1.fna&amp;_nc_gid=hHxdwmcJaE0jp-2PRx35gg&amp;oh=00_Afv66tbEeOH2cQ_N-6MRSskVN8nEq4F4NrIyjeITbFXr5w&amp;oe=698E588C\" alt=\"May be an image of dais and text\" width=\"1158\" height=\"772\" \/><\/p>\n<p>Isagoo sii hadlaya ayuu yiri<strong> \u201cArrintaan waxaa ay sii hurrineysaa xiisadaha, iyadoo abuuraya fursado ay ka faa\u2019iideystaan kooxaha xagjirka ah ee ka macaasha xasillooni-darrada&#8221;. ayuu <\/strong><\/p>\n<p>Dhankiisa, Madaxweynaha Masar, Cabdulfataax Alsiisi ayaa adkeeyay ixtiraamka madax-bannaanida, wadajirka dhuleed iyo faragelin la\u2019aanta arrimaha gudaha ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, isaga oo xusay muhiimadda istaraatiijiga ah ee horumarka iyo xasilloonida Soomaaliya.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Masar ayaa kamid ah dalalka sida dhow u taageera midnimada iyo madaxbannaanida Soomaaliya.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>War-saxaafadeed ayaa laga soo saarey kulan ay saacadihii la soo dhaafay ay magaalada Qaahira ku yeesheen Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Masar. Kulanka ayaa looga hadlay iskaashiga dhinacyada amniga, horumarka iyo aragtida wadajirka ah ee ku aaddan xasilloonida iyo nabadda gobolka. &#8220;Waxaan hoosta ka wada xarriiqnay in dhowrista madaxbannaanida iyo midnimada Soomaaliya. Tallaabooyinka sharci-darrada ah ee Israa\u2019iil&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":14,"featured_media":107045,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/107044"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/14"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=107044"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/107044\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":107047,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/107044\/revisions\/107047"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/107045"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=107044"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=107044"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=107044"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}