{"id":106875,"date":"2026-02-03T10:56:03","date_gmt":"2026-02-03T10:56:03","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=106875"},"modified":"2026-02-03T10:56:03","modified_gmt":"2026-02-03T10:56:03","slug":"soomaaliya-iyo-ruushka-oo-wada-saxiixday-heshiis-is-afgarad-ah-oo-lagu-horumarinayo-adeegyada-caafimaadka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/soomaaliya-iyo-ruushka-oo-wada-saxiixday-heshiis-is-afgarad-ah-oo-lagu-horumarinayo-adeegyada-caafimaadka\/","title":{"rendered":"Soomaaliya iyo Ruushka oo wada saxiixday heshiis is afgarad ah oo lagu horumarinayo adeegyada Caafimaadka."},"content":{"rendered":"<p>Dowladaha Soomaaliya iyo Ruushka ayaa wada saxiixday heshiis is afgarad ah oo lagu horumarinayo adeegyada caafimaadka dalka.<\/p>\n<p>Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka XFS, Dr Cali Xaaji Aadam iyo Wasiir ku xigeenka Caafimaadka Ruushka, Oleg Salagay ayaa magaalada Geneva ku wada saxiixday heshiiskaasi.<\/p>\n<p>Labada dhinac ayaa sheegay in heshiiska uu la xiriiro dhinacyada horumarinta adeegyada caafimaadka, tayeynta iyo tababarida shaqaalaha.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"\" src=\"https:\/\/pbs.twimg.com\/media\/HAOfFDDXAAAGoGZ?format=jpg&amp;name=large\" alt=\"Image\" width=\"1519\" height=\"1013\" \/><\/p>\n<p>Wasiirk Caafimaadka XFS, Dr Cali Xaaji ayaa sheegay in heshiiska ay ka faa\u2019iideysan doonaan bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan sidii sare loogu qaadi lahaa adeegyada caafimaadka.<\/p>\n<p>Soomaaliya iyo Ruushka ayaa leh xiriir diblumaasiyadeed oo dhow, iyagoo iska taageera dhinacyada caafimaadka, amniga, dhaqaalaha iyo siyaasadda.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladaha Soomaaliya iyo Ruushka ayaa wada saxiixday heshiis is afgarad ah oo lagu horumarinayo adeegyada caafimaadka dalka. Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka XFS, Dr Cali Xaaji Aadam iyo Wasiir ku xigeenka Caafimaadka Ruushka, Oleg Salagay ayaa magaalada Geneva ku wada saxiixday heshiiskaasi. Labada dhinac ayaa sheegay in heshiiska uu la xiriiro dhinacyada horumarinta adeegyada caafimaadka, tayeynta iyo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":14,"featured_media":106876,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/106875"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/14"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=106875"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/106875\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":106877,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/106875\/revisions\/106877"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/106876"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=106875"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=106875"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=106875"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}