{"id":106869,"date":"2026-02-03T10:34:59","date_gmt":"2026-02-03T10:34:59","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=106869"},"modified":"2026-02-03T10:34:59","modified_gmt":"2026-02-03T10:34:59","slug":"hayadda-nira-oo-in-ka-badan-38000-oo-qof-oo-barakacayaal-ah-siisay-kaarka-aqoonsiga-qaranka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/hayadda-nira-oo-in-ka-badan-38000-oo-qof-oo-barakacayaal-ah-siisay-kaarka-aqoonsiga-qaranka\/","title":{"rendered":"Hay\u2019adda NIRA oo in ka badan 38,000 oo qof oo Barakacayaal ah siisay kaarka aqoonsiga qaranka"},"content":{"rendered":"<p>Hay\u2019adda NIRA ayaa kaarka aqoonsiga qaranka waxa ay gaarsiisay xeryaha Barakacayaasha ee ku yaalla Magaalada Baydhabo oo xarun kumeel-gaar u ah Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed halkaas oo ay ku nool yihiin dadka ka barakacay xaaladaha adag ee soo wajahay.<\/p>\n<p>NIRA ayaa muddo bil ah wadday howshaan si loo gaaro kaydinta xogta dadka Barakacayaasha ah oo lagu qiyaasayo in ay gaarayaan 3.5 Milyan oo ruux , waxaana howshaan lagu fuliyay lacag aad u hoosaysa waana in ka yar hal doollar qofkiiba sida warbixinta lagu xusay.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-106870\" src=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/2-Baydhabo-NIRA.jpg\" alt=\"\" width=\"1002\" height=\"773\" srcset=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/2-Baydhabo-NIRA.jpg 1002w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/2-Baydhabo-NIRA-300x231.jpg 300w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/2-Baydhabo-NIRA-768x592.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 1002px) 100vw, 1002px\" \/><\/p>\n<p>Tallaabadaan waxa ay la jaanqaadaysaa go\u2019aankii Xukuumadda Federaalka oo ahaa in 32 sano kaddib la helo aqoonsi midaysan oo muwaadin weliba xogtiisa la keydiiyo isla markaana la siiyo kaarkiisa aqoonsiga sida uu sheegay Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre September 2023.<\/p>\n<p>Maareeyaha Hay\u2019adda Aqoonsiga Qaranka bixisa ee NIRA, Cabdiweli Cali Cabdulle Timacadde ayaa sheegay in hannaan casri ah lagu bixiyo kaarkaan sida habka teleefannada lagu diiwaangeliyo Dadka iyo kuwa qalabka xafiisyada yaalla ay fududeeyeen diiwaangalinta dadka.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-106871\" src=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/3-Baydhabo-NIRA.jpg\" alt=\"\" width=\"965\" height=\"774\" srcset=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/3-Baydhabo-NIRA.jpg 965w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/3-Baydhabo-NIRA-300x241.jpg 300w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/3-Baydhabo-NIRA-768x616.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 965px) 100vw, 965px\" \/><\/p>\n<p>Waxa uu intaas ku daray in yoolka Hay\u2019adda NIRA uu yahay in Kaarka Aqoonsiga Qaranka la siiyo guud ahaan Muwaadiniinta Soomaaliyeed si qof weliba uu u noqdo ruux kaarkaas haysta oo xogtiisa diiwaanka ku jira.<\/p>\n<p>Soomaaliya waxaa howsha diiwaangelinta dadka ka gacansiinaya Qaramada Midoobay iyo dalal kale, waxaana tallaabada dadka barakacayaasha ah lagu diiwaangeliyay soo dhaweeyay Guddoomiyaha Magaalada Baydhabo Cabdullaahi Cali Watiin.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-106872\" src=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/5-Baydhabo-NIRA.jpg\" alt=\"\" width=\"1260\" height=\"770\" srcset=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/5-Baydhabo-NIRA.jpg 1260w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/5-Baydhabo-NIRA-300x183.jpg 300w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/5-Baydhabo-NIRA-1024x626.jpg 1024w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/5-Baydhabo-NIRA-768x469.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 1260px) 100vw, 1260px\" \/><\/p>\n<p>Hay\u2019adda NIRA ayaa xustay in qaadasha kaarkaan uu muhiim u yahay Bulshada, dadka qaadanaya Kaarka Aqoonsiga Qaranka ee ku sugan Gobollada Dalka waxa ay bixiyaan lacag $5 Doollar balse Barakacayaasha ayaa qiimo intaas ka yar lagu siiyay sida Warbixinta ka muuqata.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hay\u2019adda NIRA ayaa kaarka aqoonsiga qaranka waxa ay gaarsiisay xeryaha Barakacayaasha ee ku yaalla Magaalada Baydhabo oo xarun kumeel-gaar u ah Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed halkaas oo ay ku nool yihiin dadka ka barakacay xaaladaha adag ee soo wajahay. NIRA ayaa muddo bil ah wadday howshaan si loo gaaro kaydinta xogta dadka Barakacayaasha ah oo lagu&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":106873,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,79],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/106869"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=106869"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/106869\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":106874,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/106869\/revisions\/106874"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/106873"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=106869"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=106869"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=106869"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}