{"id":106626,"date":"2026-01-27T05:37:23","date_gmt":"2026-01-27T05:37:23","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=106626"},"modified":"2026-01-27T05:37:23","modified_gmt":"2026-01-27T05:37:23","slug":"wasiirka-gaashaandhigga-soomaaliya-oo-sheegay-in-howlgallada-ka-dhanka-ah-as-lagu-dilay-ku-dhawaad-150-xubnood","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wasiirka-gaashaandhigga-soomaaliya-oo-sheegay-in-howlgallada-ka-dhanka-ah-as-lagu-dilay-ku-dhawaad-150-xubnood\/","title":{"rendered":"Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo sheegay in howlgallada ka dhanka ah \u2018AS\u2019 lagu dilay ku dhawaad 150 xubnood\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi oo Warbaahinta la hadlay ayaa faahfaahin ka bixiyay howlgallo muddo todobaad ah ka socday deegaanno katirsan Gobolka Shabeelaha Dhexe ee Dowlad-Goboleedka Hir-Shabeelle.<\/p>\n<p>Danjire Axmed Fiqi ayaa sheegay in ay \u2018AS\u2019 isku dayday beegsiga deegaanno muhiim ah oo katirsan Gobolka Shabeelaha Dhexe balse Ciidamada Xoogga Dalka oo helay xogtooda ay fuliyeen howlgal ballaaran oo ay ku dileen ilaa 150 xubnood sida uu yiri.<\/p>\n<p>Fiqi ayaa dhanka kale sheegay in howlgallada ka dhacay Deegaan Jasiiradeedka Kudhaa ee Gobolka Jubada Hoose Dowlad-Goboleedka Jubbaland jab xooggan lagu gaarsiiyay \u2018AS\u2019 isaga oo bogaadiyay ciidamada iskaashaday ee Federaalka &amp; Daraawiishta Dowlad-Goboleedkaas.<\/p>\n<p>Dowladaha Turkiga iyo Maraykanka ayuu uga mahadceliyay garab istaagga ay u muujiyeen Ciidamada howlgallada fuliyay oo ay ku caawiyeen duqaymo cirka ah iyo taageerrada agabka Ciidan ay adeegsanayeen sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi oo Warbaahinta la hadlay ayaa faahfaahin ka bixiyay howlgallo muddo todobaad ah ka socday deegaanno katirsan Gobolka Shabeelaha Dhexe ee Dowlad-Goboleedka Hir-Shabeelle. Danjire Axmed Fiqi ayaa sheegay in ay \u2018AS\u2019 isku dayday beegsiga deegaanno muhiim ah oo katirsan Gobolka Shabeelaha Dhexe balse Ciidamada Xoogga Dalka oo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":106627,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59,78],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/106626"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=106626"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/106626\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":106628,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/106626\/revisions\/106628"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/106627"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=106626"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=106626"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=106626"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}