{"id":106619,"date":"2026-01-26T12:56:11","date_gmt":"2026-01-26T12:56:11","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=106619"},"modified":"2026-01-26T12:56:11","modified_gmt":"2026-01-26T12:56:11","slug":"uganda-oo-shaacisay-in-19-sano-ka-dib-ciidankooda-kala-baxayaan-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/uganda-oo-shaacisay-in-19-sano-ka-dib-ciidankooda-kala-baxayaan-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Uganda oo shaacisay in 19 sano ka dib ciidankooda kala baxayaan Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada Uganda oo ah Askarta ugu badan ee qeybta ka ah Howlgalka AUSSOM ayaa 19 sano ka dib isaga baxaya Soomaaliya.<\/p>\n<p>Qoraal kooban oo uu bartiisa X ku baahiyay Taliyaha Militeriga Uganda, Muhoozi Kainerugaba ayaa tilmaamay inuu soo dhammaaday Howlgalka ay u joogaan Soomaaliya, isla markaasna dhawaan uu billaaban doono qorshaha bixitaanka.<\/p>\n<p><strong>\u201c19 sano oo aan Soomaaliya joognay ka dib, waxaan doonaynaa inaan dalkaas si buuxda uga baxno dhowaan.&#8221; <\/strong>ayuu yiri Jeneraal Muhoozi Kainerugaba<\/p>\n<p>Hadalka Taliyaha ayaa ku soo aadaya xilli dhaqaale xumo wajahayo howlgalka AUSSOM ee qeybta ka ah dagaalka ka dhanka AS.<\/p>\n<p>Tirada ciidamada Uganda ee hadda ku sugan Soomaaliya waxaa lagu qiyaasaa inta u dhaxaysa 5,000 ilaa 6,000 oo askari.<\/p>\n<p>Ciidamadan ayaa qeyb ka sugida amniga xarruumaha muhiimka ah ee Dowladda sida Garoonka Aadan Cadde, Dekadda iyo goobo kale.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Uganda oo ah Askarta ugu badan ee qeybta ka ah Howlgalka AUSSOM ayaa 19 sano ka dib isaga baxaya Soomaaliya. Qoraal kooban oo uu bartiisa X ku baahiyay Taliyaha Militeriga Uganda, Muhoozi Kainerugaba ayaa tilmaamay inuu soo dhammaaday Howlgalka ay u joogaan Soomaaliya, isla markaasna dhawaan uu billaaban doono qorshaha bixitaanka. \u201c19 sano oo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":14,"featured_media":106620,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/106619"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/14"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=106619"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/106619\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":106621,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/106619\/revisions\/106621"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/106620"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=106619"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=106619"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=106619"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}