{"id":106598,"date":"2026-01-26T08:49:58","date_gmt":"2026-01-26T08:49:58","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=106598"},"modified":"2026-01-26T08:49:58","modified_gmt":"2026-01-26T08:49:58","slug":"as-oo-lagu-eedeeyay-dil-loo-gaystay-macallin-guddoomiye-xaafadeed-katirsan-maamulka-gaarisa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/as-oo-lagu-eedeeyay-dil-loo-gaystay-macallin-guddoomiye-xaafadeed-katirsan-maamulka-gaarisa\/","title":{"rendered":"AS oo lagu eedeeyay Dil loo gaystay Macallin &#038; Guddoomiye Xaafadeed katirsan Maamulka Gaarisa"},"content":{"rendered":"<p>Mas\u2019uuliyiin katirsan Dowladda Kenya ayaa \u2018AS\u2019 ku eedeeyay Dil xalay waqti danbe loo gaystay Macallin lagu magacaabo Steve Musili &amp; Guddoomiye Xaafadeedka Hulugho ee Ismaamulka Gaarisa, Cabdifitaax Gaani.<\/p>\n<p>Koox hubaysan ayaa beegsatay Musili iyo Gaani, dilka kaddib waxa ay ka baxsadeen isla goobta, waxyar kaddib waxaa goobta gaaray ciidamada Ammaanka oo lagu wargeliyay dhacdadaan balse kuma guulaysan in ay qabtaan Kooxdaas.<\/p>\n<p>Dad lagu tuhmayo in ay wax ka ogaayeen arrintaan ayay Hay\u2019adaha Ammaanka Kenya su\u2019aalo waydiinayaan si ay u helaan macluumaad ku filan, waxyaabaha la su\u2019aalayo waxaa kamid ah Koxoda dilka gaysatay, halka ay u baxsatay &amp; inta ay gaaraysay.<\/p>\n<p>Dilal iyo weerarro ka dhacay waqtiyo kala duwan ee Ismaamullada Gaarisa, Mandheera iyo kuwo kale waxaa mas\u2019uuliyaddooda sheegtay AS halka qaar kale ay ka gaabsadeen lagu eedeeyay in ay isla \u2018AS\u2019 ka danbeeyeen.<\/p>\n<p>La soco wixii kasoo kordha<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mas\u2019uuliyiin katirsan Dowladda Kenya ayaa \u2018AS\u2019 ku eedeeyay Dil xalay waqti danbe loo gaystay Macallin lagu magacaabo Steve Musili &amp; Guddoomiye Xaafadeedka Hulugho ee Ismaamulka Gaarisa, Cabdifitaax Gaani. Koox hubaysan ayaa beegsatay Musili iyo Gaani, dilka kaddib waxa ay ka baxsadeen isla goobta, waxyar kaddib waxaa goobta gaaray ciidamada Ammaanka oo lagu wargeliyay dhacdadaan balse&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":106599,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[83,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/106598"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=106598"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/106598\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":106600,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/106598\/revisions\/106600"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/106599"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=106598"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=106598"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=106598"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}