{"id":106576,"date":"2026-01-25T14:01:26","date_gmt":"2026-01-25T14:01:26","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=106576"},"modified":"2026-01-25T14:01:26","modified_gmt":"2026-01-25T14:01:26","slug":"turkiga-iyo-soomaaliya-oo-ka-wada-hadlay-amniga-iyo-dagaalka-as","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/turkiga-iyo-soomaaliya-oo-ka-wada-hadlay-amniga-iyo-dagaalka-as\/","title":{"rendered":"Turkiga iyo Soomaaliya oo ka wada hadlay amniga iyo dagaalka AS"},"content":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa manta kulan gaar ah la yeeshay wafdi sare oo ka socda Dowladda Turkiga, kuwaasi oo uu hoggaaminayo Agaasimaha waaxda Afrika ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda, Danjire Cali Onaner.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa waxaa goobjoog ahaa Safiirka dowladda Turkiga u qaabilsan Soomaaliya Danjire Alper Akta\u015f, iyadoo looga hadlay xiriirka labada dal gaar ahaan iskaashiga dhinacyada amniga, iyo la-dagaallanka argagixisada, si loo xaqiijiyo xasilloonida dalka iyo guud ahaan gobolka.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xamsa, ayaa uga mahadceliyay dowladda iyo shacabka Turkiga taageerada hagar-la\u2019aanta ah ee ay mar walba la garab taagan yihiin Soomaaliya, isaga oo xusay in Turkigu yahay saaxiib istiraatiiji ah oo door muuqda ka qaatay taageerada dhanka amniga, ilaalinta midnimada, madax-bannaanida, iyo wadajirka dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/618418481_1246161084279702_1903845778517090472_n.jpg?_nc_cat=110&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=127cfc&amp;_nc_ohc=WGT7uvmHw-gQ7kNvwH_dPAw&amp;_nc_oc=AdlJdj3Rq_tlXFQhvqxO7xmPPc0Y4ArU6ASsXS-Ca5v3DxF2pfaeXTBl5S7ti3q7_5M&amp;_nc_zt=23&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;_nc_gid=lD0a3LwyA0WQr9fmLvmPbg&amp;oh=00_AfpcrjtfnNQLLi0Jc00LLUduSZ6HrCNA1NaayqbmOlTGHA&amp;oe=697BE905\" alt=\"May be an image of one or more people, suit and dais\" width=\"1569\" height=\"1046\" \/><\/p>\n<p>Dhankiisa Amb. Ali Onaner, oo ka mahadceliyay qaabiladda Ra\u2019iisul Wasaaraha, ayaa adkeeyay in dowladda iyo shacabka Jamhuuriyadda Turkiga ay mar walba garab taaganyihiin dowladda Soomaaliya, ayna sii xoojinayaan xiriirka wada-shaqayneed ee labada dowladood.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa manta kulan gaar ah la yeeshay wafdi sare oo ka socda Dowladda Turkiga, kuwaasi oo uu hoggaaminayo Agaasimaha waaxda Afrika ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda, Danjire Cali Onaner. Kulanka ayaa waxaa goobjoog ahaa Safiirka dowladda Turkiga u qaabilsan Soomaaliya Danjire Alper Akta\u015f, iyadoo looga hadlay xiriirka labada&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":14,"featured_media":106577,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/106576"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/14"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=106576"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/106576\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":106578,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/106576\/revisions\/106578"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/106577"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=106576"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=106576"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=106576"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}