{"id":106571,"date":"2026-01-25T08:41:59","date_gmt":"2026-01-25T08:41:59","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=106571"},"modified":"2026-01-25T08:41:59","modified_gmt":"2026-01-25T08:41:59","slug":"baarlamaanka-carabta-oo-soomaaliya-u-ballanqaaday-in-uu-ka-gacansiinayo-amniga-madaxbannaanideeda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/baarlamaanka-carabta-oo-soomaaliya-u-ballanqaaday-in-uu-ka-gacansiinayo-amniga-madaxbannaanideeda\/","title":{"rendered":"Baarlamaanka Carabta oo Soomaaliya u ballanqaaday in uu ka gacansiinayo Amniga &#038; Madaxbannaanideeda"},"content":{"rendered":"<p>Baarlamaanka Carabta ayaa ballanqaaday in uu Soomaaliya ku garab taagan yahay adkaynta Amniga iyo ilaalinta madaxbannaanideeda, waxa uu meel fog ka istaagay faragelin shisheeye oo lagu sameeyo sida hadalka loo dhigay.<\/p>\n<p>Bayaanka Baarlamaanka Carabta ayaa lagu xusuusiyay cid weliba oo faragelin ku heyso Soomaaliya, Yemen iyo Dal weliba oo ururkaan xubin ka ah in lagula xisaabtamayo, waxaana loogu baaqay in ay gacmaha kala baxaan arrimaha dalalkaas.<\/p>\n<p>Furitaanka Kalfadhiga labaad ee Golaha Guud ee Baarlamaanka Carabta ayaa intii lagu jiray waxaa laga soosaaray bayaankaan lagu garab istaagay Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyada oo dhinacyada faragelinaya loo diray digniin culus.<\/p>\n<p>Soomaaliya ayaa garab istaag la xiriira sidii ay uga hortagi lahayd kala qaybinta Dalka &amp; faragelinta gudaha waxa ay ka helay Waddamo, Ururro ay xubin ka tahay iyo dhinacyo kala duwan kuwaas oo soo jeediyay in la dhowro madaxbannaanideeda.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baarlamaanka Carabta ayaa ballanqaaday in uu Soomaaliya ku garab taagan yahay adkaynta Amniga iyo ilaalinta madaxbannaanideeda, waxa uu meel fog ka istaagay faragelin shisheeye oo lagu sameeyo sida hadalka loo dhigay. Bayaanka Baarlamaanka Carabta ayaa lagu xusuusiyay cid weliba oo faragelin ku heyso Soomaaliya, Yemen iyo Dal weliba oo ururkaan xubin ka ah in lagula&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":106572,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/106571"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=106571"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/106571\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":106573,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/106571\/revisions\/106573"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/106572"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=106571"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=106571"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=106571"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}