{"id":10655,"date":"2018-11-04T04:28:23","date_gmt":"2018-11-04T04:28:23","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=10655"},"modified":"2018-11-04T04:28:23","modified_gmt":"2018-11-04T04:28:23","slug":"wasiir-caadle-isbeddellada-hiiraan-waxaa-u-sabab-ah-xildhibaannada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wasiir-caadle-isbeddellada-hiiraan-waxaa-u-sabab-ah-xildhibaannada\/","title":{"rendered":"Wasiir Caadle: &#8221; isbeddellada Hiiraan waxaa u sabab ah Xildhibaannada&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka arrimaha gudaha iyo Federaalka ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa ka hadlay isbeddellada badan ee dhinaca maamulka ah oo uu ku sameeyo maamulka Gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Wasiir Caadle waxaa \u00a0uu sheegay in Xildhibaanno farabadan oo ku jira Baarlamaanka Hirshabeelle ay ka soo jeedaan Hiiraan,kuwaas oo cadaadis badan kala kulma beelahooda.<\/p>\n<p>Waxaa uu wasiirku intaas ku daray in Beelaha ay culeys saaraan Xildhibaannada,iyagana ay culeys saaraan Wasaaradda arrimaha gudaha Hirshabeelle.<\/p>\n<p>Maamulka Hirshabeelle ayaa dhowr jeer lagu eedeeyay isbeddel joogto ah oo lagu sameeyo Maamulka Gobolka Hiiraan iyo midka degmada Beledweyne,taas oo dadka degaanka aysan ka helin.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka arrimaha gudaha iyo Federaalka ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa ka hadlay isbeddellada badan ee dhinaca maamulka ah oo uu ku sameeyo maamulka Gobolka Hiiraan. Wasiir Caadle waxaa \u00a0uu sheegay in Xildhibaanno farabadan oo ku jira Baarlamaanka Hirshabeelle ay ka soo jeedaan Hiiraan,kuwaas oo cadaadis badan kala kulma beelahooda. Waxaa uu wasiirku&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":9806,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,81,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10655"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10655"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10655\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/9806"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10655"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10655"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10655"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}