{"id":106441,"date":"2026-01-21T06:26:37","date_gmt":"2026-01-21T06:26:37","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=106441"},"modified":"2026-01-21T06:26:37","modified_gmt":"2026-01-21T06:26:37","slug":"ciidanka-dowlad-goboleedka-jubbaland-as-oo-ku-dagaalamaya-buurgaabo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/ciidanka-dowlad-goboleedka-jubbaland-as-oo-ku-dagaalamaya-buurgaabo\/","title":{"rendered":"Ciidanka Dowlad-Goboleedka Jubbaland &#038; AS oo ku dagaalamaya Buurgaabo"},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada Daraawiishta Dowlad-Goboleedka Jubbaland iyo AS ayaa ku dagaalamaya Magaalada Buurgaabo ee Gobolka Jubada Hoose, weerarka ayaa ku billowday Gaari lagu soo raray Walxaha Qarxa sida ay sheegeen ilo kala duwan.<\/p>\n<p>Qarax kaddib waxaa si toos ah u billowday dagaal dhexmaraya Ciidamada Daraawiishta Dowlad-Goboleedka Jubbaland oo iska caabbin kala hortagay xubnaha katirsan \u2018AS\u2019 ee weerarkaan qaaday sida ay sheegeen ilo deegaanka ah.<\/p>\n<p>Magaalada Buurgaabo waxaa la sheegay in ay ku sugan yihiin Saraakiil katirsan Ciidamada Daraawiishta Dowlad-Goboleedka Jubbaland oo halkaas kawaday abaabul ka dhan ah \u2018AS\u2019 si looga qabsado deegaannada ay joogaan.<\/p>\n<p>Buurgaabo waxa ay muhiim u tahay Dalalka Soomaaliya &amp; Kenya, dagaalka ayaa la sheegay in ay ku biireen ciidamo katirsan kuwa Kenya, Dowlad-Goboleedka Jubbaland weli kama hadlin khasaaraha ka dhashay dagaalkaan.<\/p>\n<p>La soco wixii kasoo kordha<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Daraawiishta Dowlad-Goboleedka Jubbaland iyo AS ayaa ku dagaalamaya Magaalada Buurgaabo ee Gobolka Jubada Hoose, weerarka ayaa ku billowday Gaari lagu soo raray Walxaha Qarxa sida ay sheegeen ilo kala duwan. Qarax kaddib waxaa si toos ah u billowday dagaal dhexmaraya Ciidamada Daraawiishta Dowlad-Goboleedka Jubbaland oo iska caabbin kala hortagay xubnaha katirsan \u2018AS\u2019 ee weerarkaan&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":106442,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,78],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/106441"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=106441"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/106441\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":106443,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/106441\/revisions\/106443"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/106442"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=106441"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=106441"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=106441"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}