{"id":10643,"date":"2018-11-03T10:50:02","date_gmt":"2018-11-03T10:50:02","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=10643"},"modified":"2018-11-03T10:50:25","modified_gmt":"2018-11-03T10:50:25","slug":"askar-ku-dhimatay-qarax-ka-dhacay-duleedka-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/askar-ku-dhimatay-qarax-ka-dhacay-duleedka-muqdisho\/","title":{"rendered":"Askar ku dhimatay qarax ka dhacay duleedka Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Ugu yaraan 3 ka mid ah Ciidamada Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ku dhintay halka kuwo kale ay ku dhaawacmeen kaddib qarax ka dhacay duleedka Muqdisho.<\/p>\n<p>Dad ku Sugan degmada Kaxda ayaa u xaqiijiyay Idaacadda Mustaqbal in qaraxa uu qabsaday Gaari ay la socdeen Ciidamada Dowladda ee loo yaqaan Danab.<\/p>\n<p>Halkaas oo qaraxa kaddib Rasaas ay fureen uu ku dhintay qof shacab ah sidoo kalena ku dhaawacmeen dad kale.<\/p>\n<p>Goobjoogayaal ayaa u sheegay Mustaqbal Radio,in qaraxa uu ka dhacay inta u dhaxeysa Weydoow iyo Macaani.<\/p>\n<p>Saraakiil ka mid ah maamulka Degaanka ayaa u xaqiijiyay Mustaqbal Radio, dhimashada 4 qof oo saddex ay Askar yihiin midna qof shacab ah yahay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ugu yaraan 3 ka mid ah Ciidamada Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ku dhintay halka kuwo kale ay ku dhaawacmeen kaddib qarax ka dhacay duleedka Muqdisho. Dad ku Sugan degmada Kaxda ayaa u xaqiijiyay Idaacadda Mustaqbal in qaraxa uu qabsaday Gaari ay la socdeen Ciidamada Dowladda ee loo yaqaan Danab. Halkaas oo qaraxa kaddib&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":1364,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10643"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10643"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10643\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1364"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10643"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10643"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10643"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}