{"id":106319,"date":"2026-01-18T09:41:35","date_gmt":"2026-01-18T09:41:35","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=106319"},"modified":"2026-01-18T09:41:35","modified_gmt":"2026-01-18T09:41:35","slug":"senegal-vs-morocco-koobka-35aad-ee-qaramada-qaaradda-afrika","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/senegal-vs-morocco-koobka-35aad-ee-qaramada-qaaradda-afrika\/","title":{"rendered":"Senegal vs Morocco, Koobka 35aad ee Qaramada Qaaradda Afrika"},"content":{"rendered":"<p>Waxaa Caawa waqtiga geeska Afrika marka ay tahay 10ka Habeenimo dhacaya kulanka ugu danbeeya ee Koobka Qaramada Qaaradda Afrika ee 35aad, waxaa isaga hor imaanaya Xulalka Senegal iyo Morocco oo wacdo kasoo dhigay kulamadii ay heerkaan ku yimaadeen.<\/p>\n<p>Morocco waa dalka ciiddiisa lagu dheelayo ee martigeliyay koobaan, waxa uu sanadkaan rabaa in uu qaado markiisii labaad ee taariikhda koobkaas, waxaa ugu dambaysay hanashada koobka Afrika sanadkii 1976dii oo hadda laga joogo 50 sano.<\/p>\n<p>Senegal waxa uu koobka Afrika ku guulaystay sanadkii 2021, markiisii labaad ayuu doonayaa uu ku guulaysto, waxa uu wajahayaa xulka martigeliyay sanadkaan oo haysta taageerro badan inkasta oo ay garoonka ku loolami doonnaan Ciyaartoy ay isku tiro yihiin.<\/p>\n<p>34ta jeer ee Koobkaan Qaramada Qaaradda Afrika la qaaday tan iyo markii la aasay waxa ay xulalka ugu kala guulaysteen.<\/p>\n<p>Egypt 7 jeer<\/p>\n<p>Cameron 5 jeer<\/p>\n<p>Ghana 4 jeer<\/p>\n<p>Ivory Coast 3 jeer<\/p>\n<p>Nigeria 2\u00a0 jeer<\/p>\n<p>RC Congo 2 jeer<\/p>\n<p>Senegal 1 mar<\/p>\n<p>Zambia 1 mar<\/p>\n<p>Tunisia 1 mar<\/p>\n<p>South Afrika 1 Mar<\/p>\n<p>Morocco 1 mar<\/p>\n<p>Congo 1 mar<\/p>\n<p>Sudan 1 mar<\/p>\n<p>Ethiopia 1 mar<\/p>\n<p>Haddaba, Senegal mise Morocco yaa ku labaysan doonna Koobka Qaramada Qaaradda Afrika ee 35aad?<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa Caawa waqtiga geeska Afrika marka ay tahay 10ka Habeenimo dhacaya kulanka ugu danbeeya ee Koobka Qaramada Qaaradda Afrika ee 35aad, waxaa isaga hor imaanaya Xulalka Senegal iyo Morocco oo wacdo kasoo dhigay kulamadii ay heerkaan ku yimaadeen. Morocco waa dalka ciiddiisa lagu dheelayo ee martigeliyay koobaan, waxa uu sanadkaan rabaa in uu qaado markiisii&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":106320,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/106319"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=106319"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/106319\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":106321,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/106319\/revisions\/106321"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/106320"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=106319"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=106319"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=106319"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}