{"id":106254,"date":"2026-01-16T11:47:36","date_gmt":"2026-01-16T11:47:36","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=106254"},"modified":"2026-01-16T11:47:36","modified_gmt":"2026-01-16T11:47:36","slug":"mw-xasan-sheekh-rw-xamsa-oo-maanta-gaaray-laascaanood","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/mw-xasan-sheekh-rw-xamsa-oo-maanta-gaaray-laascaanood\/","title":{"rendered":"MW Xasan Sheekh &#038; RW Xamsa oo maanta gaaray Laascaanood"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra\u2019iisul Wasaaraha Dalka, Xamsa Cabdi Barre ayaa daqiiqado is xigay ka degay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Laascaanood ee xarunta Maamulka Waqooyi Bari.<\/p>\n<p>Garoonka Diyaaradaha Magaalada Laascaanood waxaa ku sugnaa Mas\u2019uuliyiin heer federaal, Heer Dowlad-Goboleed, Isimada Dhaqanka, Qaybaha kala duwan ee Bulshada iyo madax dalka xilal kala duwan kasoo qabatay iyo hoggaanka Ciidamada Booliiska &amp; Nabadsugidda.<\/p>\n<p>Laascaanood waxa ay galaysaa saacado isugu jira Caleemo-saar Maamulka Waqooyi Bari iyo kulamo guud ah oo Madaxda Dalka ay la qaadanayaan qaybaha kala duwan ee Magaaladaas ku sugan sida ay xaqiijiyeen ilo ku dhow socdaalka madaxweynaha.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor ayaa saakay waqti hore gaaray Magaalada Laascaanood, waxa uu qayb ka yahay mas\u2019uuliyiinta ka qaybgalaysa Caleemosaarka Maamulka Waqooyi Bari.<\/p>\n<p>La soco wixii kasoo kordha<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra\u2019iisul Wasaaraha Dalka, Xamsa Cabdi Barre ayaa daqiiqado is xigay ka degay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Laascaanood ee xarunta Maamulka Waqooyi Bari. Garoonka Diyaaradaha Magaalada Laascaanood waxaa ku sugnaa Mas\u2019uuliyiin heer federaal, Heer Dowlad-Goboleed, Isimada Dhaqanka, Qaybaha kala duwan ee Bulshada iyo madax dalka xilal kala duwan kasoo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":106255,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59,257],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/106254"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=106254"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/106254\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":106256,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/106254\/revisions\/106256"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/106255"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=106254"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=106254"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=106254"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}