{"id":10625,"date":"2018-11-03T07:39:46","date_gmt":"2018-11-03T07:39:46","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=10625"},"modified":"2018-11-03T07:39:46","modified_gmt":"2018-11-03T07:39:46","slug":"massimiliano-allegri-oo-saadaaliyay-xidiga-ku-guuleysan-kara-abaal-marinta-ballon-dor","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/massimiliano-allegri-oo-saadaaliyay-xidiga-ku-guuleysan-kara-abaal-marinta-ballon-dor\/","title":{"rendered":"Massimiliano Allegri oo saadaaliyay xidiga ku guuleysan kara Abaal marinta Ballon d\u2019Or."},"content":{"rendered":"<p>Tababaraha \u00a0kooxda Juventus Massimiliano Allegri ayaa u arka in laacibkiisa Cristiano Ronaldo uu u qalmo ku guuleysiga abaal marinta Ballon d\u2019Or sanadkan 2018.<\/p>\n<p>Cristiano Ronaldo ayaa xili ciyaareedkii lasoo dhaafay qaab ciyaareed cajiib ah lasoo qaatay kooxdiisii hore ee Real Madrid, kadib markii uu kusoo hogaamiyay ku guuleysiga markii saddexaad xiriir ah tartanka UEFA Champions League.<\/p>\n<p>Massimiliano Allegri ayaa wareysi uu bixiyay wuxuu kaga hadlay fikirkiisa kaga aadan in Cristiano Ronaldo uu u qalmo ku guuleysiga abaal marinta Ballon d\u2019Or wuxuuna yiri\u201d.<\/p>\n<p>\u201cCristiano Ronlado wuxuu u qalmaa inuu ku guuleysto Ballon d\u2019Or, sababtoo ah wax walba\u00a0 ayuu sameeyay, wuxuu dhaliyay goolal badan, sidoo kale wuxuu ku guuleestay koobab\u201d.<\/p>\n<p>\u201cWaxa uu sameenayo xili ciyaareedkan, wuxuu naga dhigay heer kale, sababa la xiriira qibrada weyn uu xambaarsan yahay, wuxuu dhiiragalin weyn u yahay inaan ku guuleysano dhamaan u jeedooyinkeena xili ciyaareedkan\u201d ayuu yiri Allegri.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Tababaraha \u00a0kooxda Juventus Massimiliano Allegri ayaa u arka in laacibkiisa Cristiano Ronaldo uu u qalmo ku guuleysiga abaal marinta Ballon d\u2019Or sanadkan 2018. Cristiano Ronaldo ayaa xili ciyaareedkii lasoo dhaafay qaab ciyaareed cajiib ah lasoo qaatay kooxdiisii hore ee Real Madrid, kadib markii uu kusoo hogaamiyay ku guuleysiga markii saddexaad xiriir ah tartanka UEFA Champions&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":10626,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10625"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10625"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10625\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/10626"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10625"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10625"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10625"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}