{"id":10622,"date":"2018-11-03T07:29:13","date_gmt":"2018-11-03T07:29:13","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=10622"},"modified":"2018-11-03T07:30:05","modified_gmt":"2018-11-03T07:30:05","slug":"antonio-conte-oo-ugu-dambeyn-iska-diiday-shaqada-real-madrid","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/antonio-conte-oo-ugu-dambeyn-iska-diiday-shaqada-real-madrid\/","title":{"rendered":"Antonio Conte oo ugu dambeyn iska diiday shaqada Real Madrid."},"content":{"rendered":"<p>Macalinkii hore ee kooxda Chelsea iyo xulka Italia Antonio Conte ayaa aad loola xiririnayay mudoyinkii dambe tan iyo markii ay kooxda iska ceyrisay tababaheedii.<\/p>\n<p>Maamulka Real Madrid ayaa wadahadal la galay Conte isbuucyadii u danbeeyay, laakiin wadahadalka ayaa ku soo idlaaday fashil.<\/p>\n<p>Sida ay baahisay Sky Sports, Antonio Conte ayaa iska fogeeyay shaqada Real Madrid, wuxuuna sheegay in shaqadaas ay tahay mid aan isaga ku haboonayn.<\/p>\n<p>Florentino Perez ayaa ku qasbanaaday inuu si ku meel gaar ah kooxda ugu magacaabo Santiago Solari kaas oo fasax u haysta inuu layliyo kooxda kaliya 14-maalin.<\/p>\n<p>Real Madrid ayaa haatan baadi goob ugu jirta tababare kale oo ay u dhiibto kooxda, sidoo kale waxay si gaar ah u tijaabinayaan Santiago Solari oo dhawaan shaqada loo dhiibay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Macalinkii hore ee kooxda Chelsea iyo xulka Italia Antonio Conte ayaa aad loola xiririnayay mudoyinkii dambe tan iyo markii ay kooxda iska ceyrisay tababaheedii. Maamulka Real Madrid ayaa wadahadal la galay Conte isbuucyadii u danbeeyay, laakiin wadahadalka ayaa ku soo idlaaday fashil. Sida ay baahisay Sky Sports, Antonio Conte ayaa iska fogeeyay shaqada Real Madrid,&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":10623,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10622"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10622"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10622\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/10623"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10622"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10622"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10622"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}