{"id":10616,"date":"2018-11-03T07:17:07","date_gmt":"2018-11-03T07:17:07","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=10616"},"modified":"2018-11-03T07:17:07","modified_gmt":"2018-11-03T07:17:07","slug":"neymar-oo-wajahaya-xabsi-6-sano-ahsabab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/neymar-oo-wajahaya-xabsi-6-sano-ahsabab\/","title":{"rendered":"Neymar oo wajahaya Xabsi 6-sano ah,Sabab?"},"content":{"rendered":"<p>Xidigii hore ee kooxda Barcelona Neymar ayaa lasop warinayaa inuu gali doono xabsi 6-sano ah kadib kuso biritaankiisii Barcelona oo sharci daro lagu tilmaamay.<\/p>\n<p>Sida ay baahisay AS, Jose Vazquez oo ah garsooraha maxkamada sare ee dalka Spain ayaa go\u2019aansaday inuu qaado dacwada lagu soo oogay Neymar iyo Sandro Rosell.<\/p>\n<p>Waxaana dacwadaan qaadaya 3-garsoore taas oo dib u dhigi karta in maxkamadayntu ay bilaabto waqti hore maadaama kiisu uusan ahayn kaliya mid quseeya hal dhinac.<\/p>\n<p>Neymar ayaa loo haystaa inuu qaab tahriib ah ugu soo biiray Barcelona 2013 markaas oo uu ka soo dhaqaaqay kooxda Santos ee dalka Brazil, heshiis kaas ayaana loo aqoon saday mid aan sharci ahayn.<\/p>\n<p>Madaxwaynihii waqtigaas ee Barcelona ee Sandro Rosell ayaa haatan xabsi ku jira kadib markii lagu helay dambi ah inuu kamid ahaa qolooyinka lacagaha dhaqa.<\/p>\n<p>Haddii la cadeeyo in Neymar uu wax ka ogaa wax is daba mariskii Sandro Rosell uu ku keenay Barcelona 2013, wuxuu mutaysan doonaa xabsi dhan 6-sano.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xidigii hore ee kooxda Barcelona Neymar ayaa lasop warinayaa inuu gali doono xabsi 6-sano ah kadib kuso biritaankiisii Barcelona oo sharci daro lagu tilmaamay. Sida ay baahisay AS, Jose Vazquez oo ah garsooraha maxkamada sare ee dalka Spain ayaa go\u2019aansaday inuu qaado dacwada lagu soo oogay Neymar iyo Sandro Rosell. Waxaana dacwadaan qaadaya 3-garsoore taas&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":10617,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10616"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10616"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10616\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/10617"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10616"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10616"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10616"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}