{"id":106141,"date":"2026-01-13T06:03:02","date_gmt":"2026-01-13T06:03:02","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=106141"},"modified":"2026-01-13T06:03:02","modified_gmt":"2026-01-13T06:03:02","slug":"dfs-oo-faahfaahin-ka-bixisay-duqayn-ka-dhacday-gobolka-shabeelaha-dhexe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/dfs-oo-faahfaahin-ka-bixisay-duqayn-ka-dhacday-gobolka-shabeelaha-dhexe\/","title":{"rendered":"DFS oo faahfaahin ka bixisay duqayn ka dhacday Gobolka Shabeelaha Dhexe"},"content":{"rendered":"<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya aya faahfaahin ka bixisay howlgal duqayn ah oo ay iska kaashadaan mid kamid ah Dalalka ka gacansiiya weerarrada cirka ah oo ka dhacay Deegaanka Jabad Godone ee Gobolka Shabeelaha Dhexe, Dowlad-Goboleedka Hir-Shabeelle.<\/p>\n<p>Dowladdu waxa ay sheegtay in howlgalkaan lagu dilay ugu yaraan 17 xubnood oo katirsan \u2018AS\u2019 Kuwaas oo abaabulayay qaraxyo lagu dhibaateeyo Dadka Shabeelaha Dhexe sida lagu yiri warka kasoo baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Inta uu howlgalka socday waxa ay Dowladda Soomaaliya ay xustay in la burburiyay Gawaari iyo Hub ay wateen xubnahaas lagu dilay weerarkaan duqaynta ah ee xalay ka dhacay Deegaanka Jabad Godane ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.<\/p>\n<p>Ciidamada Dowladda Federaalka oo kaashanaya Dadka Deegaanka ee Macawiisleyda ayaa kordhiyay howlgallada ka dhanka ah \u2018AS\u2019 ee ka socda Gobolka Shabeelaha Dhexe Dowlad-Goboleedka Hir-Shabeelle, waxaa mararka qaar gacansiiya Diyaarado duqaymo fuliya.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya aya faahfaahin ka bixisay howlgal duqayn ah oo ay iska kaashadaan mid kamid ah Dalalka ka gacansiiya weerarrada cirka ah oo ka dhacay Deegaanka Jabad Godone ee Gobolka Shabeelaha Dhexe, Dowlad-Goboleedka Hir-Shabeelle. Dowladdu waxa ay sheegtay in howlgalkaan lagu dilay ugu yaraan 17 xubnood oo katirsan \u2018AS\u2019 Kuwaas oo abaabulayay qaraxyo lagu&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":74995,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,81],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/106141"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=106141"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/106141\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":106142,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/106141\/revisions\/106142"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/74995"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=106141"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=106141"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=106141"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}