{"id":10613,"date":"2018-11-03T07:10:04","date_gmt":"2018-11-03T07:10:04","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=10613"},"modified":"2018-11-03T07:10:04","modified_gmt":"2018-11-03T07:10:04","slug":"wenger-oo-ku-dhawaaqay-xiliga-uu-shaqada-tababaranimo-kuso-labanaayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wenger-oo-ku-dhawaaqay-xiliga-uu-shaqada-tababaranimo-kuso-labanaayo\/","title":{"rendered":"Wenger oo ku dhawaaqay xiliga uu shaqada Tababaranimo kuso labanaayo."},"content":{"rendered":"<p>Tababarihii dhawaan isaga tagay kooxda Arsenal Ee Arsena Wengar ayaa sheegay waqtiga rasmiga ah ee uu kuso labanaayo shaqada Tababaranimo.<\/p>\n<p>Tababaraha reer France ayaa bilaawgii xili ciyaaredkan soo afjaray 22-sano uu xilka u hayay Gunners.<\/p>\n<p>Winger ayaa sheegay in uu shaqada Tababaranimo uu kuso laaban doono sanadka cusub ee 2019, isago arinta ka hadlayana waxaa uu yiri\u201d<\/p>\n<p>\u201cWax qariib ah ayay u muuqan doontaa inaan aado meel kale, laakiin makuu sheegi karo halka aan aadayo maxaa yeelay ma garanayo halka aan aadi doono balse waan kuso laban doonaa shaqada,\u201d Wenger ayaa sidaa u sheegay Sky Sports\u2026.<\/p>\n<p>\u201cMeel ayaan aadi doonaa, laakiin ma garanayo halka ay tahay balse waad arki doontaan.<\/p>\n<p>\u201cNasiino fiican ayaan qaatay inbadanna waan daawaday kubbada cagta, waxaan leeyahay xusuus badan oo fiican, sidaa darteed waan u xiisay kubbada cagta.\u201d.<\/p>\n<p>Winger ayaa dhawaan loo soo bandhigay in uu qabto shaqada kooxaha Bayer Munich iyo AC Milan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Tababarihii dhawaan isaga tagay kooxda Arsenal Ee Arsena Wengar ayaa sheegay waqtiga rasmiga ah ee uu kuso labanaayo shaqada Tababaranimo. Tababaraha reer France ayaa bilaawgii xili ciyaaredkan soo afjaray 22-sano uu xilka u hayay Gunners. Winger ayaa sheegay in uu shaqada Tababaranimo uu kuso laaban doono sanadka cusub ee 2019, isago arinta ka hadlayana waxaa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":10614,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10613"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10613"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10613\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/10614"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10613"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10613"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10613"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}