{"id":10606,"date":"2018-11-03T06:16:08","date_gmt":"2018-11-03T06:16:08","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=10606"},"modified":"2018-11-03T06:16:08","modified_gmt":"2018-11-03T06:16:08","slug":"china-darawal-iyo-rakaab-dagaallamay-oo-sababay-dhimashada-13-qof","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/china-darawal-iyo-rakaab-dagaallamay-oo-sababay-dhimashada-13-qof\/","title":{"rendered":"China: Darawal iyo Rakaab dagaallamay oo sababay dhimashada 13 qof"},"content":{"rendered":"<p>Ugu yaraan 13 Qof ayaa geeriyootay halka labo qpf oo kale lala\u2019yahay kaddib markii Wade Gaari Bas ah oo ay la socdeen ay isku dhaceen mid ka mid ah Rakaabkii Gaariga saarnaa.<\/p>\n<p>Gabar ka mid ahayd Rakaabka ayaa soo dhaaftay Bosteejadii ay ku degi lahayd,waxaana ay Wadaha Gaariga Baska ah weydiisay in uu u joojiyo.<\/p>\n<p>Darawalka ayaa u sheegay in uusan joojin meel uu gaari istaajin karo ilaa Bosteejo kale laga gaaro,laakiin Haweeneyda oo magaceeda lagu soo gaabiyay Liu,ayaa gacanta ula tagtay wadihii intii uu iska fujinayayna waxaa Waddada ka baxay Baskii uu xilligaas dulmarayay Kaabad ama Buundo dul marta Wabiga ugu weyn dalka China ee Yangtze.<\/p>\n<p>Maamulka iyo Booliska Magaalada Chongqing, ayaa sheegay in kooxda gurmadka ay soo heleen 13 Qof oo Rakaabka ka mid ah,labo qof oo kalena la la\u2019ayahay.<\/p>\n<p>Kaabadda ayaa Wabiga ka sarreysa 50 Mitir,halkaas oo uu Baska ka soo dhacay sababayna in dadka badan ay ku geeriyoodaan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ugu yaraan 13 Qof ayaa geeriyootay halka labo qpf oo kale lala\u2019yahay kaddib markii Wade Gaari Bas ah oo ay la socdeen ay isku dhaceen mid ka mid ah Rakaabkii Gaariga saarnaa. Gabar ka mid ahayd Rakaabka ayaa soo dhaaftay Bosteejadii ay ku degi lahayd,waxaana ay Wadaha Gaariga Baska ah weydiisay in uu u joojiyo&#8230;.<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":10607,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[83,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10606"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10606"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10606\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/10607"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10606"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10606"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10606"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}