{"id":105777,"date":"2026-01-01T10:45:09","date_gmt":"2026-01-01T10:45:09","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=105777"},"modified":"2026-01-01T10:45:09","modified_gmt":"2026-01-01T10:45:09","slug":"dowladda-soomaaliya-oo-dib-u-dhigtay-hirgalinta-goaan-saameynaya-dadka-ku-safraya-gudaha-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-dib-u-dhigtay-hirgalinta-goaan-saameynaya-dadka-ku-safraya-gudaha-dalka\/","title":{"rendered":"Dowladda Soomaaliya oo dib u dhigtay hirgalinta go\u2019aan saameynaya dadka ku safraya gudaha dalka."},"content":{"rendered":"<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in dib loo dhigay hirgelinta go\u2019aanka lagu waajibinayay Kaarka Aqoonsiga Qaranka (NIRA) dadka ku safraya gudaha dalka.<\/p>\n<p>Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda (HSJ) ayaa horay u ku dhawaaqday in laga bilaabo 1-da Janaayo 2026 dhammaan muwaadiniinta ku safraya gudaha dalka looga baahan yahay Kaarka Aqoonsiga Qaranka.<\/p>\n<p>&#8220;Si kastaba ha ahaatee, si loo siiyo shacabka waqti dheeri ah oo ay ku dhammaystiraan isdiiwaangelinta iyo helitaanka kaarka, Hay\u2019addu waxay go\u2019aansatay in dib loo dhigo hirgelinta go\u2019aankaasi&#8221; ayaa lagu yiri bayaanka.<\/p>\n<p>Go\u2019aanka cusub ayaa dhigaya in waajibaadka isticmaalka Kaarka Aqoonsiga Qaranka ee safarka gudaha dalka uu si rasmi ah u dhaqan-galo 1-da Maarso 2026.<\/p>\n<p>Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ayaa shacabka ku boorrisay inay ka faa\u2019iideystaan muddadan dheeraadka ah, ayna dedejiyaan isdiiwaangelinta Kaarka Aqoonsiga Qaranka (NIRA), si ay uga fogaadaan caqabado ka dhalan kara marka uu dhaqangalo go\u2019aanka cusub.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in dib loo dhigay hirgelinta go\u2019aanka lagu waajibinayay Kaarka Aqoonsiga Qaranka (NIRA) dadka ku safraya gudaha dalka. Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda (HSJ) ayaa horay u ku dhawaaqday in laga bilaabo 1-da Janaayo 2026 dhammaan muwaadiniinta ku safraya gudaha dalka looga baahan yahay Kaarka Aqoonsiga Qaranka. &#8220;Si kastaba ha ahaatee, si&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":14,"featured_media":105778,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/105777"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/14"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=105777"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/105777\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":105779,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/105777\/revisions\/105779"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/105778"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=105777"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=105777"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=105777"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}