{"id":105578,"date":"2025-12-26T09:18:15","date_gmt":"2025-12-26T09:18:15","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=105578"},"modified":"2025-12-26T09:18:15","modified_gmt":"2025-12-26T09:18:15","slug":"macawiisley-as-ku-dagaalamay-deegaanno-katirsan-gobolka-shabeelaha-dhexe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/macawiisley-as-ku-dagaalamay-deegaanno-katirsan-gobolka-shabeelaha-dhexe\/","title":{"rendered":"Macawiisley &#038; \u2018AS\u2019 ku dagaalamay Deegaanno katirsan Gobolka Shabeelaha Dhexe"},"content":{"rendered":"<p>Deegaanno katirsan Gobolka Shabeelaha Dhexe gaar ahaan Maxaa-Siciid &amp; Qaahira waxaa saakay ku dagaalamay ciidamada Deegaanka ee Macawiisleyda ah iyo \u2018AS\u2019 sida ay xaqiijiyeen ilo kala duwan oo deegaanka ah.<\/p>\n<p>Qaar kamid ah Dadka deegaanka ee Macawiisleyda ah ayaa sheegay in ay saddex jeer iska caabbin xooggan kala hortageen \u2018AS\u2019 iyaga oo ugu danbayn dib uga baxay deegaannada qaarkood oo weli xabaduhu ka dhacayaan.<\/p>\n<p>Waxa ay Dowladda Federaalka Soomaaliya ka dalbadeen in ay gacansiiyaan isla markaana u dirto ciidamo xoojiya kuwa deegaanka ee Macawiisleyda ah si ay dib ugu laabtaan saldhigyadooda sida ay hadalka u dhigeen.<\/p>\n<p>Gobolka Shabeelaha Dhexe, waxaa ka socda abaabul iska soo horjeeda oo ay wadaan ciidamada Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Deegaanka ee Macawiisleyda ah oo dhinac ah iyo \u2018AS\u2019 oo halkaas xooggooda isugu geysay.<\/p>\n<p>Waxaa dhinac socda duqaymo diyaaradeed oo lagu beegsanayo goobaha ay ku sugan yihiin \u2018AS\u2019 sida ay ku warrameen ilo kala duwan, deegaannadaan waxaa saamayn taban ku reebay xiisaddaan oo maalmahaan ka taagan.<\/p>\n<p>La soco wixii kasoo kordha<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Deegaanno katirsan Gobolka Shabeelaha Dhexe gaar ahaan Maxaa-Siciid &amp; Qaahira waxaa saakay ku dagaalamay ciidamada Deegaanka ee Macawiisleyda ah iyo \u2018AS\u2019 sida ay xaqiijiyeen ilo kala duwan oo deegaanka ah. Qaar kamid ah Dadka deegaanka ee Macawiisleyda ah ayaa sheegay in ay saddex jeer iska caabbin xooggan kala hortageen \u2018AS\u2019 iyaga oo ugu danbayn dib&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":105579,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,256],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/105578"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=105578"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/105578\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":105580,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/105578\/revisions\/105580"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/105579"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=105578"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=105578"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=105578"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}