{"id":10556,"date":"2018-11-02T05:28:41","date_gmt":"2018-11-02T05:28:41","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=10556"},"modified":"2018-11-02T05:28:41","modified_gmt":"2018-11-02T05:28:41","slug":"dhageyso-mustafa-cagjar-oo-sheegay-in-dad-loo-qabtay-rabshado-ka-dhacay-jigjiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/dhageyso-mustafa-cagjar-oo-sheegay-in-dad-loo-qabtay-rabshado-ka-dhacay-jigjiga\/","title":{"rendered":"Dhageyso: Mustafa Cagjar oo sheegay in dad loo qabtay rabshado ka dhacay Jigjiga"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Ismaamulka Somalida Mustafa Maxamed Cagjar ayaa sheegay in guddi baara loo saaray rabshadihii Arabacadii ina dhaaftay ka dhacay magaaalada Jigjiga.<\/p>\n<p>Rabshadahan ayaa waxa ay ka dambeeyeen kadib markii ay isku dhaceen Qowmiyadda Somalida iyo Qowmiyadaha kale ee degan dhulka dowlad deegaanka.<\/p>\n<p>Rabshadahaasi oo ciidamada ay soo farageliyeen ciidamada ayaa waxaa ka dhashay khasaare kala duwan oo isugu jira dhimasho iyo dhaaaac.<\/p>\n<p>Mustafa Csgjar ayaa sheegay in dad badan loo qabtay rabshadahan, islamarkaana laga war sugayo guddiga loo saaray natiijada ay soo saaraan.<\/p>\n<p>\u201cRabshadahan waxaan u saarnay guddi soo baara, cidii lug ku yeelata talaabo ayaanu ka qaadi doonaa, uma dul qaadan doono in la daadiyo dhiigga shacabka\u201d. ayuu yiri madaxweyne Mustafa Cagjar.<\/p>\n<p>Xaalada magaalada Jigjiga ayaa saakay degan kadib rabshadihii Arbacadii ka dhacay magaaladaasi, waxaana dib u bilawday isu socodka dadweynaha.<\/p>\n<p><strong>Halkan ka dhageyso Codka Madaxweyne Cagjar:<\/strong><\/p>\n<!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('audio');<\/script><![endif]-->\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-10556-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/CODKA-CAGJAR.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/CODKA-CAGJAR.mp3\">http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/CODKA-CAGJAR.mp3<\/a><\/audio>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Ismaamulka Somalida Mustafa Maxamed Cagjar ayaa sheegay in guddi baara loo saaray rabshadihii Arabacadii ina dhaaftay ka dhacay magaaalada Jigjiga. Rabshadahan ayaa waxa ay ka dambeeyeen kadib markii ay isku dhaceen Qowmiyadda Somalida iyo Qowmiyadaha kale ee degan dhulka dowlad deegaanka. Rabshadahaasi oo ciidamada ay soo farageliyeen ciidamada ayaa waxaa ka dhashay khasaare kala&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":4837,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10556"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10556"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10556\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4837"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10556"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10556"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10556"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}