{"id":105557,"date":"2025-12-25T07:10:50","date_gmt":"2025-12-25T07:10:50","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=105557"},"modified":"2025-12-25T07:10:50","modified_gmt":"2025-12-25T07:10:50","slug":"raiisul-wasaare-ku-xigeen-saalax-axmed-oo-codeeyay-doorashada-qof-iyo-codka-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/raiisul-wasaare-ku-xigeen-saalax-axmed-oo-codeeyay-doorashada-qof-iyo-codka-ah\/","title":{"rendered":"Ra&#8217;iisul wasaare ku xigeen Saalax Axmed oo codeeyay doorashada qof iyo codka ah"},"content":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac ayaa kamid noqday muwadiniinta Soomaaliyeed ee maanta u codeeyay doorashada goleyaasha deegaanka ee degmooyinka gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Ku-Xigeenka ayaa carrabka ku adkeeyay in maanta muwaadiniin badan ay heleen xaqooda dastuuriga ah, iyadoo bulshada ka muuqdo biseyl dimuqraadiyadeed ee dalka iyo ka-qaybgalka shacabka ee go\u2019aan gaarista masiirkooda siyaasadeed.<\/p>\n<p>Saalax, ayaa ugu baaqay dhammaan muwaadiniinta is-diiwaangeliyay in ay si nabad ah uga qayb qaataan doorashada.<\/p>\n<p>Sidoo kale, wuxuu ammaanay hay\u2019adaha amniga iyo guddiyada doorashooyinka dadaalka ay ku xaqiijinta amniga shacabka iyo codayn-bixiyayaasha.<\/p>\n<p>Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka socda codeynta muwadiniinta Soomaaliyeed ee doorashada qof iyo codka ah.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac ayaa kamid noqday muwadiniinta Soomaaliyeed ee maanta u codeeyay doorashada goleyaasha deegaanka ee degmooyinka gobolka Banaadir. Ra\u2019iisul Wasaare Ku-Xigeenka ayaa carrabka ku adkeeyay in maanta muwaadiniin badan ay heleen xaqooda dastuuriga ah, iyadoo bulshada ka muuqdo biseyl dimuqraadiyadeed ee dalka iyo ka-qaybgalka shacabka ee go\u2019aan&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":14,"featured_media":105558,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/105557"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/14"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=105557"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/105557\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":105559,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/105557\/revisions\/105559"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/105558"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=105557"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=105557"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=105557"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}