{"id":105546,"date":"2025-12-25T04:17:56","date_gmt":"2025-12-25T04:17:56","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=105546"},"modified":"2025-12-25T04:17:56","modified_gmt":"2025-12-25T04:17:56","slug":"shacabka-muqdisho-oo-58-sano-saaka-u-dareeray-doorasho-qof-cod-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/shacabka-muqdisho-oo-58-sano-saaka-u-dareeray-doorasho-qof-cod-ah\/","title":{"rendered":"Shacabka Muqdisho oo 58 sano saaka u dareeray Doorasho Qof &#038; Cod ah"},"content":{"rendered":"<p>Waa aroor uga duwan dadka Muqdisho subaxyo badan oo soo maray, Dadka ku nool Caasimadda ayaa saaka u dareeray Doorasho qof iyo cod ah oo ay ku dooranayaan Golaha deegaanka ee degmooyinka gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Muqdisho waa Bandoow, waxaa xiran Waddooyinka, Goobaha Ganacsiga, Waxbarshada, Ilaha Dhaqaalaha sida Garoonka &amp; Dekedda sabab la xiriirta Doorashada Dadweyne oo keliya waxaa socda Gaadiidka fasaxa u haysta ee adeeggaya.<\/p>\n<p>Ammaanka ayaa aad loo adkeeyay, Madaxda sare ee Dowladda Federaalka ayaa dadka ugu baaqay in ay codkooda dhiibtaan maadaama 58 sano kaddib ay u tahay fursad ay heleen.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka, Cabdikariim Axmed Xasan ayaa dadka codaynaya ugu baaqay in ay raacaan nidaamka codbixinta, waxaana uu sheegay in Doorashadu ay tahay mid xor iyo xalaal ah.<\/p>\n<p><strong>Sidee ayay Degmooyinka u kala qaadanayaan Xubnaha Golaha Deegaanka ee la dooranayo?<\/strong><\/p>\n<p>Degmooyinka ayaa loo qaybiyo labo derajo oo kala ah (A iyo B), Degmooyinka (A) oo kala ah; Hodan, Yaaqshiid, Dayniile, Kaaraan, Dharkeenley, Wadajir, Heliwaa, Hawlwadaag &amp; Warta Nabadda, ayaa yeelan doona 27 Xildhibaa, sida ku xusan xeerka doorashooyinka.<\/p>\n<p>Halka Degmooyinka (B) oo kala ah Waaberi, Shibis, Xamar-jajab, Boondheere, Xamar-weyne, Cabdicasiis &amp; Shangaani, waxa ay yeelan doonaan 21 Xildhibaan.<\/p>\n<p>Doorashadaan oo ay ku hardamayaan 20 Urur Siyaasadeed ayaa Muqdisho ka waday maalmihii u dambeeyey olole ay codbixiyaasha uga dalbanayaan sidii ay u siin lahaayeen codkooda.<\/p>\n<p>Sida qorshaha uu yahay 6:00 maqribnimo ayaa la qorsheeyay in ay soo idlaato codbixinta, sida uu sheegay guddiga doorashooyinka Qaranka.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waa aroor uga duwan dadka Muqdisho subaxyo badan oo soo maray, Dadka ku nool Caasimadda ayaa saaka u dareeray Doorasho qof iyo cod ah oo ay ku dooranayaan Golaha deegaanka ee degmooyinka gobolka Banaadir. Muqdisho waa Bandoow, waxaa xiran Waddooyinka, Goobaha Ganacsiga, Waxbarshada, Ilaha Dhaqaalaha sida Garoonka &amp; Dekedda sabab la xiriirta Doorashada Dadweyne oo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":14,"featured_media":105547,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/105546"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/14"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=105546"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/105546\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":105548,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/105546\/revisions\/105548"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/105547"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=105546"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=105546"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=105546"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}