{"id":105517,"date":"2025-12-24T05:38:39","date_gmt":"2025-12-24T05:38:39","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=105517"},"modified":"2025-12-24T05:38:39","modified_gmt":"2025-12-24T05:38:39","slug":"muqdisho-iyo-diyaargarowga-doorashada-golaha-deegaanka-ee-gobolka-banaadir","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/muqdisho-iyo-diyaargarowga-doorashada-golaha-deegaanka-ee-gobolka-banaadir\/","title":{"rendered":"Muqdisho iyo diyaargarowga Doorashada Golaha Deegaanka ee Gobolka Banaadir"},"content":{"rendered":"<p>Magaalada Muqdisho waxaa ka socda diyaargarow xooggan oo la xiriira Doorashada Golaha Deegaanka ee Gobolka Banaadir oo berri oo ah 25ka December 2025 ka qabsoomayso degmooyinka Caasimadda.<\/p>\n<p>Diyaargarowga ayaa isugu jira dhinaca Amniga, diyaarinta goobaha lagu codbixinta, hubinta qalabka loo adeegsanayo hubinta aqoonsiyada iyo waxyaabaha kale ee aasaaska u ah hannaanka Doorasho ee berri qabsoomaysa.<\/p>\n<p>Maanta ma jiro wax olole ah oo ay samaynayaan ururrada siyaasadda, sidoo kale lama bixinayo kaarka dadka horay loogu diiwaangeliyay doorashadaan sida uu sheegay Guddoomiyaha Guddiga madaxabannaan ee Doorashooyinka, Cabdikariim Axmed Xasan.<\/p>\n<p>Shacabka ayaa maanta sii adeegan doonna maadaama lagu wargeliyay in berri ay bandoow tahay Magaalada Muqdisho lana joojiyay dhaqdhaaqa Dadka iyo Goobaha Ganacsiga sida ay Mustaqbal u sheegeen ilo kala duwan.<\/p>\n<p>La soco wixii kasoo kordha<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Muqdisho waxaa ka socda diyaargarow xooggan oo la xiriira Doorashada Golaha Deegaanka ee Gobolka Banaadir oo berri oo ah 25ka December 2025 ka qabsoomayso degmooyinka Caasimadda. Diyaargarowga ayaa isugu jira dhinaca Amniga, diyaarinta goobaha lagu codbixinta, hubinta qalabka loo adeegsanayo hubinta aqoonsiyada iyo waxyaabaha kale ee aasaaska u ah hannaanka Doorasho ee berri qabsoomaysa&#8230;.<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":100779,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/105517"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=105517"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/105517\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":105518,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/105517\/revisions\/105518"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/100779"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=105517"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=105517"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=105517"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}