{"id":105507,"date":"2025-12-23T09:41:25","date_gmt":"2025-12-23T09:41:25","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=105507"},"modified":"2025-12-23T09:41:25","modified_gmt":"2025-12-23T09:41:25","slug":"baarlamaanka-soomaaliya-oo-ansixiyay-miisaaniyadda-dowladda-2026","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/baarlamaanka-soomaaliya-oo-ansixiyay-miisaaniyadda-dowladda-2026\/","title":{"rendered":"Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay Miisaaniyadda Dowladda 2026"},"content":{"rendered":"<p>Xildhibaannada Golaha Shacabka &amp; Senatarrada Aqalka Sare Baarlamaanka 11aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta u codeeyay Miisaaniyadda Dowladda ee sanadka soo socda 2026.<\/p>\n<p>Fadhiga Baarlamaanka oo maanta qabsoomay waxaa xaadiray 179 Mudane oo labada Aqal katirsan, waxaana Miisaaniyadda u codeeyay 174 Xildhibaan, 4 Mudane ayaa diiday halka uu ka aamusay hal Xildhibaan sida uu sheegay Guddoomiye Aadan Madoobe oo shaaciyay Natiijada.<\/p>\n<p>Guddiga Maaliyadda Baarlamaanka oo Xildhibaannada iyo Senatarrada fadhiyadii ugu danbeeyay u aqriyay Miisaaniyaddaan ayaa codaynta kaddib u mahadceliyay, waxaana loo gudbinayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo saxiixaya.<\/p>\n<p>Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa u mahadcelisay Labada Aqal ee Baarlamaanka maadaama ay aqbaleen soo gudbinta ay usoo marisay Guddiga Maaliyadda oo ugu danbayn Hay\u2019adda Xeer dejinta horgeeyay.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaannada Golaha Shacabka &amp; Senatarrada Aqalka Sare Baarlamaanka 11aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta u codeeyay Miisaaniyadda Dowladda ee sanadka soo socda 2026. Fadhiga Baarlamaanka oo maanta qabsoomay waxaa xaadiray 179 Mudane oo labada Aqal katirsan, waxaana Miisaaniyadda u codeeyay 174 Xildhibaan, 4 Mudane ayaa diiday halka uu ka aamusay hal Xildhibaan sida uu&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":96282,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/105507"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=105507"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/105507\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":105508,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/105507\/revisions\/105508"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/96282"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=105507"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=105507"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=105507"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}