{"id":10540,"date":"2018-11-01T11:55:21","date_gmt":"2018-11-01T11:55:21","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=10540"},"modified":"2018-11-01T20:20:45","modified_gmt":"2018-11-01T20:20:45","slug":"guddiga-doorashada-kgs-ayaa-soo-saaray-shuruudo-horudhac-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/guddiga-doorashada-kgs-ayaa-soo-saaray-shuruudo-horudhac-ah\/","title":{"rendered":"Guddiga doorashada KGS ayaa soo saaray shuruudo horudhac ah"},"content":{"rendered":"<p>Guddiga doorashada Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa soo saaray shuruudo horudhac ah oo la xiriira doorashada madaxtnimada.<\/p>\n<p>Guddiga oo maanta kulmay ayaa sheegay in<\/p>\n<ul>\n<li>Mukhtaar C\/Raxmaan Abuu Mansuur, guddoomiye ku xigeenkii hore ee Alshabaab uu u tartami karo doorashada Madaxweynenimo ee Koofur Galbeed Soomaaliya.<\/li>\n<li>In Qofka noqonaya Madaxweynaha Koofur Galbeed uu helo codad gaaraya (Saddex meelood labo meel), 3\/2 tirada Xildhibaannada Baarlamaanka ee Koofur Galbeed.<\/li>\n<li>Musharrax C\/Casiis Lafta Gareen uu soo gudbiyo warqadaha is casilaadda xilka uu ka hayo dowladda Federaalka ah.<\/li>\n<\/ul>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddiga doorashada Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa soo saaray shuruudo horudhac ah oo la xiriira doorashada madaxtnimada. Guddiga oo maanta kulmay ayaa sheegay in Mukhtaar C\/Raxmaan Abuu Mansuur, guddoomiye ku xigeenkii hore ee Alshabaab uu u tartami karo doorashada Madaxweynenimo ee Koofur Galbeed Soomaaliya. In Qofka noqonaya Madaxweynaha Koofur Galbeed uu helo codad gaaraya (Saddex&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":4008,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,79,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10540"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10540"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10540\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4008"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10540"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10540"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10540"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}