{"id":10533,"date":"2018-11-01T11:15:25","date_gmt":"2018-11-01T11:15:25","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=10533"},"modified":"2018-11-01T11:15:25","modified_gmt":"2018-11-01T11:15:25","slug":"chelsea-oo-ku-dhawaaqday-xili-uu-garoomada-kuso-labanaayo-hazard","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/chelsea-oo-ku-dhawaaqday-xili-uu-garoomada-kuso-labanaayo-hazard\/","title":{"rendered":"Chelsea oo ku dhawaaqday xili uu garoomada kuso labanaayo Hazard."},"content":{"rendered":"<p>Naadiga Chelsea ayaa si rasmi ah u xaqiijisay xiliga uu garoomada kusoo labanaayo xidigooda muhiim ka ah\u00a0 ee Hazard.<\/p>\n<p>Eden Hazard ayaa seegay kulankii Sabtidii lasoo dhaafay ay Chelsea la ciyaartay kooxda Burnley horyaalka Premier League, sababa la xiriira dhaawac kasoo gaaray dhabarka.<\/p>\n<p>Laakiin Hazard ayaa maray baaritaano iyo dawayn adag, wuxuuna awooday inuu ka gudbo dhammaan xanuunadii uu qabay laacibka reer Belgian.<\/p>\n<p>27 jirkan ayaa la filayaa in tababarka kooxda Chelsea uu dib ugu soo laaban doono bari oo khamiista.<\/p>\n<p>Gianfranco Zola oo ka hadlay xaalada xidiha ayaa yiri: \u201cHazard waxay xaaladiisa ka fiican tahay sidii hore, waxaa laga yaabaa in uu qeyb nagala soo noqdo tababarka maalinta bari ah.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan qabaa inuu ciyaari doono kulanka Isbuuca soo aadan ee Crystal Palace, waana ku faraxsanahay inaan heysano ciyaaryahan muhim ah\u201d ayuu yiri Zola.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Naadiga Chelsea ayaa si rasmi ah u xaqiijisay xiliga uu garoomada kusoo labanaayo xidigooda muhiim ka ah\u00a0 ee Hazard. Eden Hazard ayaa seegay kulankii Sabtidii lasoo dhaafay ay Chelsea la ciyaartay kooxda Burnley horyaalka Premier League, sababa la xiriira dhaawac kasoo gaaray dhabarka. Laakiin Hazard ayaa maray baaritaano iyo dawayn adag, wuxuuna awooday inuu ka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":10534,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10533"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10533"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10533\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/10534"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10533"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10533"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10533"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}