{"id":105284,"date":"2025-12-16T07:49:11","date_gmt":"2025-12-16T07:49:11","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=105284"},"modified":"2025-12-16T07:49:11","modified_gmt":"2025-12-16T07:49:11","slug":"ciidamada-ammaanka-dg-puntland-oo-xiray-dad-abaabulayay-xaflad-lagu-taageerayo-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/ciidamada-ammaanka-dg-puntland-oo-xiray-dad-abaabulayay-xaflad-lagu-taageerayo-somaliland\/","title":{"rendered":"Ciidamada ammaanka DG Puntland oo xiray Dad abaabulayay Xaflad lagu taageerayo Somaliland"},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada ammaanka Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa Magaalada Badhan ee Gobolka Sanaag ku xiray dad gaaraya 9 ruux oo ay ku eedeeyeen inay xaflad taageero ah u dhigi rabeen Somaliland sida hadalka loo dhigay.<\/p>\n<p>Dadka la xiray waxaa kamid ah Taliyihii Booliiska Somaliland ee Magaalada Badhan, Sawirqaade iyo Dad kale oo dibadbaxaas ku garab istaagi rabay Somaliland balse ay qabteen ciidamada ammaanka Magaaladaas.<\/p>\n<p>Muranka la xiriira habmaamulka magaalooyin katirsan gobollada Sool iyo Sanaag ayaa muddo ka dhaxeeya Puntland &amp; Somaliland, labada dhinac ayaa qaaday tallaabooyin uu dhanba dhanka kale ugu muujinayo awoodda uu halkaaas ku leeyahay.<\/p>\n<p>Somaliland ayaa todobaadkaan Maamul u magacawday Magaalooyinka Badhan &amp; Laasqoray, balse kama mid noqon dadka ay xireen ciidamada ammaanka Dowlad-Goboleedka Puntland sabab la xiriirta in ay u janjeeraan dhanka Somaliland.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada ammaanka Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa Magaalada Badhan ee Gobolka Sanaag ku xiray dad gaaraya 9 ruux oo ay ku eedeeyeen inay xaflad taageero ah u dhigi rabeen Somaliland sida hadalka loo dhigay. Dadka la xiray waxaa kamid ah Taliyihii Booliiska Somaliland ee Magaalada Badhan, Sawirqaade iyo Dad kale oo dibadbaxaas ku garab istaagi rabay Somaliland&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":105285,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,77,76],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/105284"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=105284"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/105284\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":105286,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/105284\/revisions\/105286"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/105285"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=105284"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=105284"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=105284"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}