{"id":105281,"date":"2025-12-16T05:57:37","date_gmt":"2025-12-16T05:57:37","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=105281"},"modified":"2025-12-16T05:57:37","modified_gmt":"2025-12-16T05:57:37","slug":"deni-culayska-haysta-hayadaha-amniga-waa-in-qofkii-ay-qabtaan-ay-daba-ordayaan-odoyaal-saraakiil-waa-khatar-wayn-arrintaas","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/deni-culayska-haysta-hayadaha-amniga-waa-in-qofkii-ay-qabtaan-ay-daba-ordayaan-odoyaal-saraakiil-waa-khatar-wayn-arrintaas\/","title":{"rendered":"Deni \u201cCulayska haysta Hay\u2019adaha Amniga waa in Qofkii ay qabtaan ay daba ordayaan Odoyaal &#038; Saraakiil, waa khatar wayn arrintaas\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa dhibaato xal u baahan ku tilmaamay Ergada Hay\u2019adaha ammaanka kasii daysa dadka ay qabtaan oo isugu jira Odoyaal dhaqameed iyo saraakiil ciidan.<\/p>\n<p>Deni ayaa sheegay in arrintaan ay tahay mid khatar ah, sidaas awgeed waxa uu Nabadoonnada iyo Saraakiisha damaanadda ku sii daynaya Dadka la tuhmo usoo jeediyay in ay usii daayaan Hay\u2019adaha amniga iyo Garsoorka si nabadda loo xoojiyo.<\/p>\n<p>Siciid Deni ayaa sheegay in dhankiisa uu ballanqaadayo in uusan faragelin doonnin howlaha shaqo ee hay\u2019adaha amniga, sidoo kale waxa uu soo jeediyay in loo madaxbannaaneeyo ciidamada amniga oo dhankooda usoo jeediyay in ay sharciga ku dhaqmaan.<\/p>\n<p><strong><em>\u201cHay\u2019adaha Amniga waxa uu culays ka haystaa Bulshada, Qofkii lasoo qabtaba waxaa daba ordaya Nabadoon &amp; Mas\u2019uuliyiin Dowladeed oo runtii khatar ah, waxa aan leeyahay haloo madaxbanaaneeyo oo aan aaminno, in aan ku kala dambayno xeerarka aan dhisanay\u201d<\/em><\/strong> Sidaasi waxaa yiri Siciid Cabdullaahi Deni, MW DG Puntland.<\/p>\n<p>Hay\u2019adaha amniga Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa muddooyinkii dambe waxa ay culays kala kulmayeen Saraakiil, Madax-dhaqameed iyo mas\u2019uuliyiin kale oo xilal ka haysa Dowlad-Goboleedkaas oo kasii daaya dadka ay ku qabtaan howlgallada ay wadaan.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa dhibaato xal u baahan ku tilmaamay Ergada Hay\u2019adaha ammaanka kasii daysa dadka ay qabtaan oo isugu jira Odoyaal dhaqameed iyo saraakiil ciidan. Deni ayaa sheegay in arrintaan ay tahay mid khatar ah, sidaas awgeed waxa uu Nabadoonnada iyo Saraakiisha damaanadda ku sii daynaya Dadka la tuhmo usoo jeediyay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":105282,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,77],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/105281"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=105281"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/105281\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":105283,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/105281\/revisions\/105283"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/105282"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=105281"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=105281"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=105281"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}