{"id":10526,"date":"2018-11-01T10:36:57","date_gmt":"2018-11-01T10:36:57","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=10526"},"modified":"2018-11-01T10:38:28","modified_gmt":"2018-11-01T10:38:28","slug":"qarax-ka-dhacay-muqdisho-6","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/qarax-ka-dhacay-muqdisho-6\/","title":{"rendered":"Qarax ka dhacay Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Qarax ayaa ka dhacay Waddada Maka Al-Mukarrama ee Magaalada Muqdisho,waxaana hadda socda Gurmadka loo fidinayo dadka ay wax yeellada ka soo gaartay.<\/p>\n<p>Qaraxa ayaa wararku sheegayaan in uu ka dhacay inta u dhaxeysa Isgoysyada Dabka iyo Sayidka,waxaana warar soo baxaya ay sheegaan in uu qarxay Gaari nooca raaxada ah.<\/p>\n<p>Gaadiidka Gurmadka deg degga ah ayaa ku qulqulaya goobta qaraxu uu ka dhacay si ay ugu gurmadaan dhibbanayaasha.<\/p>\n<p>Filo wixii soo kordha<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qarax ayaa ka dhacay Waddada Maka Al-Mukarrama ee Magaalada Muqdisho,waxaana hadda socda Gurmadka loo fidinayo dadka ay wax yeellada ka soo gaartay. Qaraxa ayaa wararku sheegayaan in uu ka dhacay inta u dhaxeysa Isgoysyada Dabka iyo Sayidka,waxaana warar soo baxaya ay sheegaan in uu qarxay Gaari nooca raaxada ah. Gaadiidka Gurmadka deg degga ah ayaa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":1525,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10526"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10526"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10526\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1525"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10526"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10526"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10526"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}