{"id":105205,"date":"2025-12-14T10:04:09","date_gmt":"2025-12-14T10:04:09","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=105205"},"modified":"2025-12-14T10:04:09","modified_gmt":"2025-12-14T10:04:09","slug":"wasiirka-gaashaandhigga-xfs-oo-doorasho-dadban-ku-tilmaamay-mid-addoonsi-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wasiirka-gaashaandhigga-xfs-oo-doorasho-dadban-ku-tilmaamay-mid-addoonsi-ah\/","title":{"rendered":"Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo Doorasho Dadban ku tilmaamay mid \u2018Addoonsi ah\u2019"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Danjire Axmed Macallin Fiqi ayaa weerar toos ah ku qaadatay Doorashada Dadban isaga oo sheegay in ay tahay mid \u2018la isu addoonsado\u2019 isla markaana \u2018Bahdil\u2019 ku dheehan.<\/p>\n<p>Axmed Fiqi ayaa sheegay in ay jiraan Dad og dhibaatooyinkaas isaga oo aan shaacin magacyadooda, waxa uu ujeedka ay ka leeyihiin doorashadaas uu ku tilmaamay in ay ku jirto dano u gaar ah oo xitaa aan faa\u2019iido u ahayn.<\/p>\n<p><strong><em>\u201cAddoonsi haddii uu jiro qarniga 21aad waxa uu kusoo maraa dullinimada ay leedahay Doorashada Dadban, Bani aadam kugu dhow ayaad ku siganaysaa in aad u sujuutid, waxa aad ku dhawaanaysaa in aad isku dulaysid\u201d<\/em><\/strong> Sidaasi waxaa yiri, Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Axmed Macallin Fiqi.<\/p>\n<p>Waxa uu dhanka kale kahor yimid siyaasiyiinta Mucaaradka ee adeegsada ereyga ah \u2018Xamar nabad ma ahan\u2019 waxa uu ku sheegay in arrintaasi ay tahay mid nasiib darro ah oo ay isaga indhatirayaan nabadgalyada ka jirta Muqdisho sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Danjire Axmed Macallin Fiqi ayaa weerar toos ah ku qaadatay Doorashada Dadban isaga oo sheegay in ay tahay mid \u2018la isu addoonsado\u2019 isla markaana \u2018Bahdil\u2019 ku dheehan. Axmed Fiqi ayaa sheegay in ay jiraan Dad og dhibaatooyinkaas isaga oo aan shaacin magacyadooda, waxa uu ujeedka ay ka leeyihiin doorashadaas uu&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":105206,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/105205"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=105205"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/105205\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":105207,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/105205\/revisions\/105207"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/105206"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=105205"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=105205"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=105205"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}