{"id":105183,"date":"2025-12-13T09:34:38","date_gmt":"2025-12-13T09:34:38","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=105183"},"modified":"2025-12-13T09:34:38","modified_gmt":"2025-12-13T09:34:38","slug":"ciidamada-ammaanka-dg-puntland-oo-baaraya-doon-ay-ku-qabteen-budooyinka-qaraxyada-dad-la-socday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/ciidamada-ammaanka-dg-puntland-oo-baaraya-doon-ay-ku-qabteen-budooyinka-qaraxyada-dad-la-socday\/","title":{"rendered":"Ciidamada ammaanka DG Puntland oo baaraya Doon ay ku qabteen Budooyinka qaraxyada &#038; Dad la socday"},"content":{"rendered":"<p>War kasoo baxay Ciidamada Badda Dowlad-Goboleedka Puntland ee PMPF ayaa lagu sheegay in howlgal ka dhacay Degmada Xeebta leh ee Eyl in lagu qabtay Doon wadday Budooyinka loo adeegsado Qaraxyada iyo 7 ruux oo la socotay.<\/p>\n<p>Dadka la qabtay ayaa la sheegay in 5 kamid ah ay yihiin Soomaali halka 2 kalena ay u dhasheen Dalka Yemen kuwaas oo haatan baaris dheeraad ah lagu wado si loo helo xog kale oo dheeraad ah oo ku saabsan budada lagu qabtay.<\/p>\n<p>Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa sheegtay in Budooyinka la qabtay lagu shubo Jaakadaha loo adeegsado qaraxyada kuwaas oo waxyeello ba\u2019an gaysta marka qaraxaas uu u dhaco sida loo qorsheeyay sida warka lagu sheegay.<\/p>\n<p>Puntland ayaa dagaal adag kula jirta Daacish, waxa ay ciidamada ammaanka Dowlad-Goboleedkaas kordhiyay la socodka dhaqdhaqaaqa dhinacyada dhulka iyo badda ee gurmadka uga gudbi karo Kooxdaas.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>War kasoo baxay Ciidamada Badda Dowlad-Goboleedka Puntland ee PMPF ayaa lagu sheegay in howlgal ka dhacay Degmada Xeebta leh ee Eyl in lagu qabtay Doon wadday Budooyinka loo adeegsado Qaraxyada iyo 7 ruux oo la socotay. Dadka la qabtay ayaa la sheegay in 5 kamid ah ay yihiin Soomaali halka 2 kalena ay u dhasheen&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":100746,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,77],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/105183"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=105183"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/105183\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":105184,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/105183\/revisions\/105184"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/100746"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=105183"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=105183"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=105183"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}