{"id":10517,"date":"2018-11-01T04:26:10","date_gmt":"2018-11-01T04:26:10","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=10517"},"modified":"2018-11-01T04:26:10","modified_gmt":"2018-11-01T04:26:10","slug":"kenya-oo-sheegtay-in-al-shabab-ay-dileen-ajaanib-u-dagaallami-jirtay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/kenya-oo-sheegtay-in-al-shabab-ay-dileen-ajaanib-u-dagaallami-jirtay\/","title":{"rendered":"Kenya oo sheegtay in Al-shabab ay dileen Ajaanib u dagaallami jirtay"},"content":{"rendered":"<p>Dowladda Kenya ayaa sheegtay in xarakada Al-shabab Bishii October ee la soo dhaafay ay dileen toban qof oo Ajaanib ah una badan Kenyaan.<\/p>\n<p>Warbixin ay soo saartay Hay&#8217;adda sirdoonka Dalka Kenya oo kaashaneysa Hay&#8217;adaha Sirdoonka Mareykanka iyi UK ee CIA iyo MI6, ayaa lagu sheegay in Bishii la soo dhaafay labo jeer AL-shabaab ay sameeyeen toogasho wadareed kuna sameeyeen dagaalyahanno ajaanib ah.<\/p>\n<p>Dadkaas waxaa ka mid ahaa dhowr qof oo Soomaali Kenyaan ah iyo\u00a0Cawaale Axmed Maxamed oo Soomaali ah heystayna dhalashada UK.<\/p>\n<p>Al-shabab ayaa Raggaas ku eedeeyay in ay u basaasayeen Hay&#8217;adaha sirdoonka ee waddamada ay dhalashada ka heystaan.<\/p>\n<p>Warbixinta waxaa lagu sheegay in Ragga la toogtay ay da&#8217;dooda u dhaxeysay 22 ilaa 36 jir,waxaana qeybta 1aad la toogtay 10kii October halka qeybta labaad la toogtay 12kii October laguna hor dilay boqolaal dadka Degmada Saakow ka tirsan.<\/p>\n<p>Sirdoonka Kenya ayaa sheegay in xubno Kenyaan ah oo ka baxsaday Al-shabaab ay xaqiijiyeen in weerarrada isqarxinta ah iyo Ciidamada lugta ee dagaalka gala badanaa Al-shabaab u adeegsato dadka ajannabiga ah si loo yareeyo saameynta ay ku dhex yeelan karaan Ururka loona hubiyo heerka daacadnimadooda.<\/p>\n<p>Dowladda Kenya waxaa ay sheegtay in tobanka qof ee la toogtay ay AL-shabaab ku eedeeyeen in ay la shaqeeyeen Hay&#8217;adaha sirdoonka Dowladda Federaalka ah,Kenya, Ingiriiska iyo Mareykanka,islamarkaana mas&#8217;uul ka ahaayeen duqeyn loo geystay madax sare oo ka tirsan Al-shabab.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Kenya ayaa sheegtay in xarakada Al-shabab Bishii October ee la soo dhaafay ay dileen toban qof oo Ajaanib ah una badan Kenyaan. Warbixin ay soo saartay Hay&#8217;adda sirdoonka Dalka Kenya oo kaashaneysa Hay&#8217;adaha Sirdoonka Mareykanka iyi UK ee CIA iyo MI6, ayaa lagu sheegay in Bishii la soo dhaafay labo jeer AL-shabaab ay sameeyeen&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":10066,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10517"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10517"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10517\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/10066"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10517"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10517"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10517"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}