{"id":105156,"date":"2025-12-12T10:51:21","date_gmt":"2025-12-12T10:51:21","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=105156"},"modified":"2025-12-12T10:51:21","modified_gmt":"2025-12-12T10:51:21","slug":"maxay-yihiin-saddexda-qodob-uu-ku-dhowaan-ku-dhaqaaqayo-guddiga-madaxabannaan-ee-doorashooyinka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/maxay-yihiin-saddexda-qodob-uu-ku-dhowaan-ku-dhaqaaqayo-guddiga-madaxabannaan-ee-doorashooyinka\/","title":{"rendered":"Maxay yihiin saddexda qodob uu ku dhowaan ku dhaqaaqayo Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka?"},"content":{"rendered":"<p>Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo soo gabagabeeyay hannaanka uu marinayo Xisbiyada u tartamaya Kuraasta Golaha Deegaanka ee Gobolka Banaadir ayaa sheegay in saddex tallaab oo muhiim u ah uu qaadayo.<\/p>\n<p>Guddigu waxa uu tilmaamay in uu samaynayo ugu horrayn Hubinta iyo kala saarista Murashaxiinta, waxaa xiga uu samayn doonnaa Shaacinta Liiska Kama-danbeysta ah iyo Shahaado siinta Murashaxiinta, waxaana ugu danbeeya Soo Magacaabista iyo Tababaridda Wakiillada Ururada ee Goobaha Codbisinta.<\/p>\n<p>Doorashada Golaha Deegaanka ee Gobolka Banaadir waxaa ku tartami doonno 20 urur siyaasadeed oo soo buuxiyay Shuruudaha Guddiga madaxabannaan ee Doorashooyinka iyo soohdimaha Qaranka sida uu sheegay.<\/p>\n<p>Guddiga ayaa ballanqaaday in Doorashada laga sugayo dhowaan ay noqon doonto mid u dhacda si xor ah, xalaal ah isla markaana uu dhexdhexaad u yahay musharrixiinta u tartamaysa kuraasta Golaha Deegaanka ee Muqdisho.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo soo gabagabeeyay hannaanka uu marinayo Xisbiyada u tartamaya Kuraasta Golaha Deegaanka ee Gobolka Banaadir ayaa sheegay in saddex tallaab oo muhiim u ah uu qaadayo. Guddigu waxa uu tilmaamay in uu samaynayo ugu horrayn Hubinta iyo kala saarista Murashaxiinta, waxaa xiga uu samayn doonnaa Shaacinta Liiska Kama-danbeysta ah iyo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":95799,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/105156"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=105156"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/105156\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":105157,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/105156\/revisions\/105157"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/95799"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=105156"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=105156"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=105156"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}