{"id":105091,"date":"2025-12-10T13:24:03","date_gmt":"2025-12-10T13:24:03","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=105091"},"modified":"2025-12-10T13:24:03","modified_gmt":"2025-12-10T13:24:03","slug":"madaxweyne-xasan-shiikh-oo-saxiixay-sharciga-lagu-dhisayo-guddiga-madaxbannaan-ee-xuquuqul-insaanka-qaranka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/madaxweyne-xasan-shiikh-oo-saxiixay-sharciga-lagu-dhisayo-guddiga-madaxbannaan-ee-xuquuqul-insaanka-qaranka\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Shiikh oo saxiixay sharciga lagu dhisayo Guddiga Madaxbannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud, ayaa saxiixay sharciga lagu dhisayo Guddiga Madaxbannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, kaddib ansixintii labada Aqal ee Baarlamaanka.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa sheegay in tallaabadani ay muujinayso go\u2019aanka Soomaaliya ee ku aaddan dhowrista xuquuqda muwaadiniinta, isagoo ammaanay iskaashiga Baarlamaanka iyo Xukuumadda ee dejinta sharcigan.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Madaxweyne Xasan Shiikh ayaa bogaadiyey Wasaaradda Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka dadaalka ay ku diyaarisay hannaanka sharci iyo farsamo ee suurta geliyay guddi awood u leh gudashada waajibaadkiisa qaran.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa Alle uga baryey fududeynta howsha Guddiga, isaga oo xusay muhiimadda ilaalinta xuquuqda aadanaha iyo xoojinta dowladnimo ku dhisan caddaalad iyo isla xisaabtan.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud, ayaa saxiixay sharciga lagu dhisayo Guddiga Madaxbannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, kaddib ansixintii labada Aqal ee Baarlamaanka. Madaxweynaha ayaa sheegay in tallaabadani ay muujinayso go\u2019aanka Soomaaliya ee ku aaddan dhowrista xuquuqda muwaadiniinta, isagoo ammaanay iskaashiga Baarlamaanka iyo Xukuumadda ee dejinta sharcigan. Sidoo kale, Madaxweyne Xasan Shiikh ayaa bogaadiyey&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":105092,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/105091"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=105091"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/105091\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":105093,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/105091\/revisions\/105093"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/105092"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=105091"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=105091"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=105091"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}