{"id":105087,"date":"2025-12-10T13:10:13","date_gmt":"2025-12-10T13:10:13","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=105087"},"modified":"2025-12-10T13:10:13","modified_gmt":"2025-12-10T13:10:13","slug":"maxay-ka-wada-hadleen-raiisul-wasaare-xamse-iyo-safiirka-ruushka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/maxay-ka-wada-hadleen-raiisul-wasaare-xamse-iyo-safiirka-ruushka\/","title":{"rendered":"Maxay ka wada hadleen Ra&#8217;iisul wasaare Xamse iyo Safiirka Ruushka"},"content":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay danjiraha Ruushka Mudane Makhail Golovanov.<\/p>\n<p>Kulanka labada mas\u2019uul ayaa looga hadlay xaaladda guud ee dalka sida amniga iyo horumarada laga sameeyay dowlad-dhiska, baahinta adeegyada dowladda iyo kaalinta sii kordhaysa ee dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Waxa sidoo kale kulanka looga hadlay xiriirka diblumaasiyadeed iyo kan iskaashi ee ka dhaxeeya labada dal.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Ra\u2019iisul wasaare Xamse ayaa ka warbixiyay xaaladihii ugu dambeeyay ee dadka ay abaaraha saameeyeen, iyo jawaabaha ugu habboon ee laga bixin karo.<\/p>\n<p>Safiirka Ruushka, Makhail Golovanov ayaa sheegay in ay sii xoojin doonaan xiriirka labada dal ee dhinacyada amniga dhaqaalaha iyo siyaasadda.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay danjiraha Ruushka Mudane Makhail Golovanov. Kulanka labada mas\u2019uul ayaa looga hadlay xaaladda guud ee dalka sida amniga iyo horumarada laga sameeyay dowlad-dhiska, baahinta adeegyada dowladda iyo kaalinta sii kordhaysa ee dowladda Soomaaliya. Waxa sidoo kale kulanka looga hadlay xiriirka diblumaasiyadeed&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":105088,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/105087"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=105087"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/105087\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":105089,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/105087\/revisions\/105089"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/105088"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=105087"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=105087"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=105087"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}