{"id":105084,"date":"2025-12-10T09:39:51","date_gmt":"2025-12-10T09:39:51","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=105084"},"modified":"2025-12-10T09:39:51","modified_gmt":"2025-12-10T09:39:51","slug":"muqdisho-oo-lagu-qabtay-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-xuquuqul-insaanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/muqdisho-oo-lagu-qabtay-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-xuquuqul-insaanka\/","title":{"rendered":"Muqdisho oo lagu qabtay Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Xuquuqul-Insaanka"},"content":{"rendered":"<p>Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu qabtay Munaasabad lagu maamuusayay Maalinta Caalamiga ah ee Xuquuqul-Insaanka oo loo gaar yeelay 10ka December, waxaa ka qaybgalay mas\u2019uuliyiin kala duwan oo Dowladda Federaalka Soomaaliya katirsan.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/597624682_1391190789714190_5684089529154344017_n.jpg?_nc_cat=103&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=127cfc&amp;_nc_ohc=CpjEKGq_AK4Q7kNvwEOAdei&amp;_nc_oc=Adnh5A90FwcKhBolxKDs5j0-sGcPibWC0fTSX2BOl_TuwbD_xbvIcC-JCTjFA7ho5Fk&amp;_nc_zt=23&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;_nc_gid=DkjVLcWCfOmYi_VwaJtWnQ&amp;oh=00_Afl4NACFj06lmrTt-buUdQbR2PrB-ZXV-wNHsAmh7ZDjGw&amp;oe=693F0DDF\" alt=\"May be an image of one or more people, dais and text that says 'CE CEHOTEL HOTEL \u1781\u17bd\u179b'\" \/><\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Ku-xigeenka labaad ee Xukuumadda Federaalka, Jabriil Cabdirashiid Xaaji ayaa furitaanka munaasabadda ka sheegay in maalintaan ay muhiim u tahay Dalka isaga oo xusay in Soomaaliya ay dib ula soo laabatay xuquuqul-insaanka 30 sano kaddib.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/598564721_1391190946380841_7800089546434817589_n.jpg?_nc_cat=105&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=127cfc&amp;_nc_ohc=5QHpLeqbOM0Q7kNvwGbyE-U&amp;_nc_oc=AdlPqs2rVpQyCW7uqhb09Oi9dbATpKkLIyrxGBha3uwpIbWLFiFSXLZ68h4KvRI8oYU&amp;_nc_zt=23&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;_nc_gid=zdZepYQPWCWx12bWzXYhaQ&amp;oh=00_AfnRqu2VMIXOneWxevC8tdSt1hMMcZmmaUaGsRRcbx35mQ&amp;oe=693F02AD\" alt=\"May be an image of one or more people, dais and text\" \/><\/p>\n<p>Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Federaalka, Xasan Macallin, Marti ka kala socotay Dalalka taageera Dowladda Soomaaliya, Culimo, Bulshada Rayidka ah iyo mas\u2019uuliyiin kale ayaa shirkaan ka qaybgashay.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/598647308_1391190723047530_3224286181154029340_n.jpg?_nc_cat=101&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=127cfc&amp;_nc_ohc=rPhJbkx0Jb8Q7kNvwGbgx9F&amp;_nc_oc=AdlEkxX-Z9Fj39AmQtSNbiupX3ihA-mj06dFjW93zFgGR6hAzaw1YLzorppenoY3WrY&amp;_nc_zt=23&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;_nc_gid=ZDqUQEGjdwr5oHXMF-5ToA&amp;oh=00_AflYQR_BwycJjruuEtAwC5ATGN05KhTc5RtCdUMgXH2-JA&amp;oe=693EFE4F\" alt=\"May be an image of one or more people, headscarf, dais and text\" \/><\/p>\n<p>Saddex qodob oo guullo ka gaartay Wasaaradda Caddaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulanka inta uu socday lagu soo bandhigay, waxaana ay kala yihiin:<\/p>\n<p>Dib-u-soo celinta waajibaadka Xuquuqul Insaanka ee dalka ka dib ku dhawaad 30 sano.<\/p>\n<p>Meel-marinta sharciyo muhiim u ah horumarinta iyo difaaca Xuquuqul Insaanka.<\/p>\n<p>Dhismaha Guddiga Madaxa Banaan ee Xuquuqul Insaanka Soomaaliya.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/598553004_1391190913047511_768274458173982629_n.jpg?_nc_cat=109&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=127cfc&amp;_nc_ohc=4a8I6mo24BcQ7kNvwEa9wGx&amp;_nc_oc=AdncQLimGytvwKTWJnVafpYx6apZUFl-HIoe7gVVFeeNp4DJyTtL6H0vApIA7zoJQvY&amp;_nc_zt=23&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;_nc_gid=BZee6t96n7aHvv1h8VGZfA&amp;oh=00_AfmGCUw2hHqoDhTvBi97Zs7IHVLW60izlfY4LyVOPdJVoA&amp;oe=693F128A\" alt=\"May be an image of one or more people and dais\" \/><\/p>\n<p>Munaasabaddan ayaa sidoo kale ku astaysan 77 sano guuradii tan iyo markii la aqoonsaday Maalinta Xuquuqul Insaanka sanadkii 1948-dii, Soomaaliya waxa ay ka mid tahay 199 dal ee maanta u dabaal degaya xuska maalintaan caalamiga ah.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu qabtay Munaasabad lagu maamuusayay Maalinta Caalamiga ah ee Xuquuqul-Insaanka oo loo gaar yeelay 10ka December, waxaa ka qaybgalay mas\u2019uuliyiin kala duwan oo Dowladda Federaalka Soomaaliya katirsan. Ra\u2019iisul Wasaare Ku-xigeenka labaad ee Xukuumadda Federaalka, Jabriil Cabdirashiid Xaaji ayaa furitaanka munaasabadda ka sheegay in maalintaan ay muhiim u tahay Dalka isaga oo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":105085,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/105084"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=105084"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/105084\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":105086,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/105084\/revisions\/105086"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/105085"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=105084"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=105084"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=105084"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}