{"id":105058,"date":"2025-12-09T12:09:57","date_gmt":"2025-12-09T12:09:57","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=105058"},"modified":"2025-12-09T12:10:53","modified_gmt":"2025-12-09T12:10:53","slug":"raiisul-wasaare-xamse-oo-guddoomiyay-kulan-looga-hadlay-xaaladda-abaaraha-ka-jira-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/raiisul-wasaare-xamse-oo-guddoomiyay-kulan-looga-hadlay-xaaladda-abaaraha-ka-jira-dalka\/","title":{"rendered":"Ra&#8217;iisul wasaare Xamse oo guddoomiyay kulan looga hadlay xaaladda abaaraha ka jira dalka"},"content":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay Madaxweynaha iyo Agaasimaha Guud ee hay\u2019adda Caalamiga ah ee Samafalka David Miliband, oo booqasho shaqo ku yimid dalka.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa waxaa looga hadlay lagu soo hadal qaaday arrimo la xiriira gurmadka abaaraha ka jira qeybo kamid ah dalka oo la sheegay in ay saameysay in badan 4.4 Soomaali ah.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha muujiyay welwelkiisa la xiriira xaaladda Abaaraha ka jira dalka, isagoo mas\u2019uuliyiinta IRC ka codsaday in ay qeyb ka noqdaan gurmadka dadka wajahaya dhibaatada.<\/p>\n<p>Agaasime David Miliband ayaa ku ammaanay Dowladda Soomaaliya dadaallada ay waddo, isagoo tilmaamay in ay qeyb ka qaadan doonaan gurmadka abaaraha, isla markaasna ay la wadaagi doonaan Xubnaha kale ee Beesha Caalamka.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul wasaare Xamse ayaa maalmihii la soo dhaafay kulamo looga hadlay howlaha isku duwista gargaarka binu aadanimo la yeelanayay saaxiibada Soomaaliya.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay Madaxweynaha iyo Agaasimaha Guud ee hay\u2019adda Caalamiga ah ee Samafalka David Miliband, oo booqasho shaqo ku yimid dalka. Kulanka ayaa waxaa looga hadlay lagu soo hadal qaaday arrimo la xiriira gurmadka abaaraha ka jira qeybo kamid ah dalka oo la&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":105060,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/105058"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=105058"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/105058\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":105062,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/105058\/revisions\/105062"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/105060"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=105058"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=105058"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=105058"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}