{"id":105055,"date":"2025-12-09T11:26:40","date_gmt":"2025-12-09T11:26:40","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=105055"},"modified":"2025-12-09T11:26:40","modified_gmt":"2025-12-09T11:26:40","slug":"ciidanka-danab-oo-howlagallo-ka-fuliyay-gobolka-shabeellada-hoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/ciidanka-danab-oo-howlagallo-ka-fuliyay-gobolka-shabeellada-hoose\/","title":{"rendered":"Ciidanka Danab oo howlagallo ka fuliyay gobolka Shabeellada Hoose"},"content":{"rendered":"<p>Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya howlgallo ay Ciidanka Kumaandooska Danab ka fuliyeen tuulooyin u dhaxeeya deegaannada Towfiiq iyo Tooratoorow ee gobolka Shabeellada Hoose.<\/p>\n<p>War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya ayaa lagu sheegay in howlgalka lagu qabtay xubno ka tirsan AS iyo hub ay wateen.<\/p>\n<p>Sidoo kale, bayaanka ayaa lagu sheegay in howlgalka intuu socday ay ciidamada gacanta ku dhigeen sarkaal lagu magacaabo Sakariye oo uu dhalay mid kamid ah hoggaamiyeyaasha AS.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, ciidamada Danab ayaa gacanta ku soo dhigay mooto ay AS u adeegsan jireen gaadiid ahaan, hub iyo agab kale.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, bayaanka Wasaaradda ayaa lagu sheegay in ciidanka ay sii wadi doonaan howlgallada ay amniga ku xaqiijinayaan ee ay ka wadaan gobollada dalka.<\/p>\n<p>Gobolka Shabeellada Hoose ayaa waxaa maalmihii la soo dhaafay waxaa ka socday howlgalka Duufaanta Aamusan oo ay qeyb howlgalka Midowga Afrika ee AUSSOM.<\/p>\n<p><strong>Hoos ka akhriso War-saxaafadeedka Dowladda<\/strong><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/596820926_1390466136453322_7932182957962112453_n.jpg?_nc_cat=103&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=127cfc&amp;_nc_ohc=M06eE8Y0sZMQ7kNvwFrhrve&amp;_nc_oc=AdmaZxQpHslURZhomXQNFS-Bt4qTS21TOgNmtf0WXvjbZTMROsHJeV2QrT_Ga-P4Y8A&amp;_nc_zt=23&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;_nc_gid=-JGo8igtmrYpmTJ1hrzkow&amp;oh=00_AfnHVFbc2Pq8x9vO_vNceTMZ-ilB23vatFy_XEwVtkvQog&amp;oe=693DDFF3\" alt=\"May be an image of map and text\" \/><\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya howlgallo ay Ciidanka Kumaandooska Danab ka fuliyeen tuulooyin u dhaxeeya deegaannada Towfiiq iyo Tooratoorow ee gobolka Shabeellada Hoose. War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya ayaa lagu sheegay in howlgalka lagu qabtay xubno ka tirsan AS iyo hub ay wateen. Sidoo kale, bayaanka ayaa lagu sheegay in howlgalka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":105056,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/105055"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=105055"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/105055\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":105057,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/105055\/revisions\/105057"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/105056"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=105055"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=105055"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=105055"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}