{"id":105032,"date":"2025-12-08T15:15:35","date_gmt":"2025-12-08T15:15:35","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=105032"},"modified":"2025-12-09T02:17:36","modified_gmt":"2025-12-09T02:17:36","slug":"dowladda-nigeria-oo-xaqiijisay-in-la-sii-daayay-dad-laga-afduubtay-dalkaasi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/dowladda-nigeria-oo-xaqiijisay-in-la-sii-daayay-dad-laga-afduubtay-dalkaasi\/","title":{"rendered":"Dowladda Nigeria oo xaqiijisay in la sii daayay dad laga afduubtay dalkaasi"},"content":{"rendered":"<p>Ku dhowaad 100 carruur ah oo bishii hore laga afduubtay dugsi Katoolik ah oo ku yaalla bartamaha dalka Nigeria ayaa dib loo helay lana sii daayay.<\/p>\n<p>Carruurtan oo la geeyay caasimadda gobolka Niger ee Minna ayaa waxaa gaadiid ay la socdaan ciidamo milatari iyo kuwa gaashaaman ku soo dhaweeyay Guddoomiyaha gobolka, Umar Bago.<\/p>\n<p>Illaa hadda ma cadda sida loo sii daayay carruurtaasi, haddii ay ku timid wada-hadal lala galay kooxihii afduubka geystay ama hawlgal militari, sidoo kale lama xaqiijin in wax madax-furasho ah la bixiyay iyo in kale.<\/p>\n<p>Bishii hore, in ka badan 250 arday iyo 12 shaqaale dugsi ayaa laga afduubtay deegaanka Papiri, tillaabadaasi oo murjineysa xaaladda.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ku dhowaad 100 carruur ah oo bishii hore laga afduubtay dugsi Katoolik ah oo ku yaalla bartamaha dalka Nigeria ayaa dib loo helay lana sii daayay. Carruurtan oo la geeyay caasimadda gobolka Niger ee Minna ayaa waxaa gaadiid ay la socdaan ciidamo milatari iyo kuwa gaashaaman ku soo dhaweeyay Guddoomiyaha gobolka, Umar Bago. Illaa hadda&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":105033,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[83,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/105032"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=105032"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/105032\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":105034,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/105032\/revisions\/105034"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/105033"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=105032"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=105032"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=105032"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}